dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Sheekh Gobolka Sool Aad Looga Hadal Hayo Oo Warbaahinta La Hadlay!

Laascaanood{khaatumonews.com}Magaalada laascaanood xarunta gobolka sool waxaa soo gaadhay Shiekh Khaliil jaamac maxamuud  oo ku magac dheer Sheikh Shaydaan Ciijiye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheikhan ayaa aad looga hadal haya gobolka sool iyo nawaaxigiisa kaaso furay meel lagu daaweeyo dadka qaba xanuunka jinka,sixirka iyo isha.

Dad Sodon sano indho la aan ahaa kuwo dhago la aan ahaa kuwo curyaansana oo dhamaan uu shaydan iyo sixir  ku faro yareestay ayaa naloo keenay dhamaan dadkii waa boskooden quraanka alle ayaana ku daaweynana  mana qaadano lacag badan qofkii waxaanu ka qaadayna  10 Dollar oo Kaadh ah  mudada aanu sii joogi doono waa ilaa 20′ bisha ayuu yidhi shekh Shaydaan Ciijiye oo la hadlaayay warbaahinta gobolka sool.

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...