dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::C/wali Gaas Oo Oo Isku Aamini Waayay Burtinle,Kana Soo Hadlay Gaalkacayo

Waxaa In Mudo ah Deegaanka Burtinle ku Sugnaa Hogaamiyaha Maamulka Puntland C/wali Gaas Kaaso Sida wararku Nagu Soo Gaadhayan Ay Isku Fahmi Waayen Beeshiisa Colaada ka shidan deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas Ayaa Markuu gaalkacayo gaadhay waxaa uu Ku Muusanaabay In Labada dhinac ay sameeyan xabad joojin islamarkaana dagaalkaasi yahay mid nasiib daro ah.

 

Wararka Qaar Ayaa sheegaya in Gaas Xaalad Amaan uga Baxay Burtinle Islamarkaana uu shaki ka muujiyay Culayska iyo Cududa Ciidanka Daraawiishka SSC.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Waraysi Xiiso Badan Abwaan Reer Buuhoodle Ah.
- Jan 17, 2018

Safarka Farmaajo ka dib, malaga maarmayaa ciidammada ajaaniibta ah?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar ...
Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...