dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Mudaharaad Gilgilay Dalka Turkiga Kadib Go aankii Madaxweynaha Maraykanku Ku Aqoonsaday Quddus Inay Tahay Caasimada Yuhuuda,

Kadib markii Uu Madaxweynaha Maraykanku Trump uu shaaciyay go aan ah in uu Magaalada Quddus u aqoonsaday caasimada Yuhuuda ayaa wadanka Turkiga waxaa ka Qarxay Mudaharaad.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka Dalka Turkiga oo Kumanaan ah ayaa Isugu soo baxay Saq Dhexe caawa Shaaracyadda Caasimada Dalka Turkiga Istanbul  kuwaaso Ka cadhaysan  Go aanka Trump.

Loading...

Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...