dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Barlamaanka Galmudug Oo Xaaran Ku Tilmaamay Heshiiskii Ahlu Sunna iyo Galmudug,

Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid heshiiska Ahlu Sunna iyo Galmudug ku kala saxiixdeen Magaalada Muqdisho.

 

Heshiiskaas ayaa dhiagayay in Madaxweynaha Ahlu Sunna laga dhigayo madaxa golaha wasiirrada ee Galmudug,sidoo kalena Ahlu Sunna soo magacaabaneyso Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Galmudug,iyada oo calanka iyo magaca Galmudugna ay sidiisa ahaanayaan.

 

Xildhibaannada Galmudug ee ku shiray Muqdisho ayaa sheegay in heshiiskaas uu yahay xaaraan sidoo kalena uusan ahayn mid u adeegaya danaha Maamulka Galmudug.

 

Xildhibaannada ayaa sheegay in Galmudug lagu dhisay lacagta 11 Qabiil oo Galmudug degta islamarkaana aysan hadda waxba ka beddeli karin 4 Qof oo ay sheegeen in ay ku shereen Magaalada Muqdisho.

 

Xildhibaannada ayaa ku doodaya in aan iyaga lagala tashan,sidoo kalena Golaha wasiirrada Galmudug aan la marsiin,sidaas darteedna aysan sharci ahayn waxa lagu sameeyay Madaxtooyada Soomaaliya.

Loading...

Deg Deg:Maraykanka Oo Madaxa Isku Galiyay Iiraan & Sacuudiga
- Dec 15, 2017
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay ...
War Deg Deg Ah:Daawo Video:Dagaal Dhexmaray Muuse Biixi iyo Xaglo Toosiye, iyo xaglo Xidhan.
- Dec 15, 2017
Sidaanu Hore Idiin Kusoo Gudbinay waxaa Magaalada Burco lagu Xidhay Laba baabur oo ay ...
DEG DEG DAAWO;-Faah Faahin Maxaa Kajira In Xaglo Toosiye La xidhay Iyo Xaaskiisa Oo Burco Lagu Xidhay..
- Dec 15, 2017
HALKAN RIIX OO KADAAWO XAALADA XAGLO
Sadexdii Hadhka U Diiday Cali khaliif Galaydh, Oo Muuse Biixi Furinta Hore Soo Dhigay,
- Dec 14, 2017
In Mudo ah Magaalada Hargeisa iyo maamulka Somaliland Waxaa Ku Meehanabaayay Dr cali khaliif ...
War Deg Deg Ah Daawo Video:Golaha Wasiirada Somalia Oo War Culus Soo saaray.
- Dec 14, 2017
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu ...