dahabshiil
Loading...

Deg Deg::Diyaarado Duqeyn Xoog leh Ka Geestay Gobolka Sh/hoose

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in diyaarado duqeyn ka geysteen Tuulo dhinaca Koofureed ka xigta Magaalada Muqdisho waxaana duqeyntan lala beegsaday saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen halkaas.

Duqeyn ay geysteen diyaarado aan la Aqoon halka laga leeyahay ayaan la aqoon khasaaraha ka dhashay.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay duqeyntan in ay ka dambeeyeen hase ahaatee dowlada Maraykanka ayaa kordhisay duqeyntii ay ka geysanayeen dalka Soomaaliya.

Guddoomiye Ku- xigeenka gobolka Sh/hoose Cali Nuur ayaa u sheegay Reuters in duqeyntan lala beegsaday Gaari ay saarnaayen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo marayay meel ku dhow deegaanka Ilimey oo ka tirsan gobolka Sh/hoose.

Afhayeenka ciidamada Al-shabaab ayaa beeniyay in la duqeeyay gaari ay lahaayeen Al-Shabaab balse waxa uu sheegay in goob lagu ganacsado ay gantaalo ku dhaceen ayna ku dhinteen illaa 7 ruux oo rayid ah qaar kalana ay ku dhaawacmeen.

Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Weerar Xoogan Oo Dhexmaray Ciidanka Yuhuuda iyo Shacabka Falastiin,
- Dec 13, 2017

War Deg Deg Daawo Video::Shir Ku Soo Xidhmay Xudun iyo Qodobo Ka Soo Baxay,
- Dec 13, 2017
Waxaa Magaalada Xudun ee Gobolka Sool in mudo ah Ka soconaayay Shir balaadhan oo ...
Deg Deg Daawo Video::Madal Kulmisay Qoorweynta Buuhoodle,
- Dec 13, 2017
Munaasabadan ayaa ahayd mid ay qurbajoogta u dhalatay deegaanka buuhoodle ku wareejinayeen agab waxbarasho ...
Deg Deg Daawo Video:Beesha Habar Yoonis Oo Go aan Qadhaadh Ka Qaadatay Caleema Saarka Muuse Biixi,
- Dec 13, 2017
Iyadoo maanta Magalaada Hargeisa lagu caleemo saaray Muuse Biiixi cabdi oo Doorashadiisa ay ku ...
Daawo Video:Muuse Biixi Oo Weeraray Reer Muqdisho,Markii Maanta La Caleema Saaray,
- Dec 13, 2017
Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa lagu caleemo saaray hogaamiyaha maamul beeleedka Somaliland Muuse Biixi,kaaso masraxa ...