dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Maamulka somaliland Oo Ka Hadlay Go anka Madaxweynaha Maraykanka,

Maamul Goboleedka Somaliland ayaa Markii ugu Horeesay ka hadlay Hadalkii xalay Madaxweynaha Maraykanku  Trump Ku sheegay in Uu quddus U Aqoonsaday caasimada Yuhuuda.

HALKAN KA  DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Mr Saleebaan Gaal oo Wrabaahinta kula hadlay Hargeisa Ayaa yidhi”Waxaan Xumaan ahayn Soo Kordhin mayso Arrintaasi wanaag ay Bariga dhexe iyo Islaamka ka dhalinasaana majirto  xumaan mooyaane  Wadahadaladii uu Wadwaday Maraykanku ee Falastiin iyo Isra’iil-na cirkay ku laashay wax wanaag ah oo ninkaasi dhaliyay majirto aan xumo iyo Nacayb ahayn,

Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiiraa,Akhriso Magacyadda,
- Dec 14, 2017
Hogaamiyaha Maamul Beeleedka somaliland muuse biixi cabdi ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirāa maamul beeleedka ...
Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...