dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Ina Caano-nuug Oo Yidhi ”laascaanood Waxay Ka Dhaxaysa Dhulbahante iyo Isaaq,

Maxamud cabdilaahi caano-nuug oo Kooxdii Galbatay ee Cali khaliif Kamid ahaa Ayaa waraysi Looga qaaday meel baadiye ah Oo Duleedka Saaxdheer ah waxaa uu Ka hadlay Arrimo kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu Horeen waxaa uu Amaanay Horjoogaha maamulka isaaq Muuse Biixi cabdi oo u Sheegay in uu Ku hanweyn yahay In u Socod siiyo Heshiiskii  Fashilmay ee cali khaliif siilaanyo kula Galay Caynaba.

 

Docda kale waxaa wax laga weydiyay Shirweynaha khaatumo Ee Buuhoodle ka dhacaayo kaaso u sheegay in uu taageeraayo islamarkaana ay Ku Gawracan yihiin,

 

Maxamuud  Caano-nuug oo hadalkiisa ay Ku Xeernaayen Khal-khal iyo Walwal ayaa Magaalada laascaanood ku sheegay Meel Ka dhaxaysa Beesha isaaq iyo dhulbahante.isagoona  ku dhaartay in aan lahaysan laascaanood.

 

Si kastaba ha ahaate Maxamud cabdilaahi caano nuug ayaa Dadka Reer Khaatumo waxaa ay u Aqoonsaden Shaqsiga Ugu Stupid -Sanadka Deegaanka,

Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiiraa,Akhriso Magacyadda,
- Dec 14, 2017
Hogaamiyaha Maamul Beeleedka somaliland muuse biixi cabdi ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirāa maamul beeleedka ...
Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...