dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Madax Weynaha Khaatumo “Muuse Biixi Waa Gacan ku dhiigle.

Madaxweynaha dawlada Khaatumo Mudane Cabdul cagalule Ayaa Shir jaraa id  ku qabtay Magaalada Buuhoodle Uga hadlay Arrimo Badan.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

“Muuse Biixi  Waa Gacan ku dhiigle bartay sida wax loo dilo, Balse aan Aqoonin sida wax loo Hogaamiyo iyo sida umad loo dhaqo ee Nabad looga shaqeeyo, oo ku Caanbaxay Dhagar Sokeeye iyo Anigoo wax dili kara Duco Qaadan maayo,  Hadii aanu nahay Gobolada SSC kama aanu Qayb galin doorashada uu kusoo baxay “ayuu yidhi Cabdalle Cagolule.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Hogaanka Xisbullah Ku Baaqay In Jihaad Lagu Qaado Qudus,
- Dec 15, 2017
Hogaamiyaha ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah ayaa ku dhaartay in uu baabi’in ...
Deg Deg Dhagayso::Madaxweynaha Koonfur galbeed wasiiro Magacaabay
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo ...
War Cusub oo laga helay Qalbi Dhagax, Xaaladiisa iyo Shuruudo Itoobiya Ku Xidhay
- Dec 15, 2017
Warar aan ka helnay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in C/kariin ...
XOG Laga Helay Xadhiga Xaglo Toosiye. Iyo Talada Cali khaliif Galaydh.
- Dec 15, 2017
Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumo news waxaa ay Dhabo gal Siyaasadeed iyo Xog Ururin ...
Deg Deg:Maraykanka Oo Madaxa Isku Galiyay Iiraan & Sacuudiga
- Dec 15, 2017
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay ...