dahabshiil
Loading...

Xubno Garaad Jaamac Garaad Ismaacil Wato iyo Kooxda Cali khaliif Oo Hargeisa Isku Hirdiyay,

Cali khaliif galaydh ayaa kulan iskugu yeedhay cuqaal odayaal iyo Koox Uu garaad jaamac garaad ismaciil Hogaminaayay oo intooduba ku sugan magaalada hargeysa.

 

Labadan Dhinac ee Hargeisa isku daray Fooda ayaa U kala Ordaaya Wasiirada Maamulka Hargeisa ee Lama Gacabaayo in Qolo Kasta ay Ka soo muuqato islamarkaana iyada looga Danbeeya Xubnaha Waraaba u taaga ah ee lagu Sunto Deegaanka Khaatumo,

 

kulankan oo ahaa mid saacado badan socday ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay odayaasha Beesha Cali khaliif kuwaa oo goobta ka sheegay in hawlaha iyo magacaabista wasiirada somaliland loogu daba-fadhiisto cali khaliif galaydh,

 

Hasayeeshee khadar Cali Jaamac oo goobta ka hadlay Ahaana Garabka garaad jaamac garaad Ismaacil ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Hadal kaasi islamarkaana cali khaliif uusan matalin dadka deegaanadda Sool Sanaag iyo Cayn arintan ayaa buuqii ka dhashay sababtay in goobta lagu kala koco,

 

Galaydh oo todobaadkii hore la kulmay muuse biixi ayaa loo sheegay hadii uu keeni kari waayay isimadii inuu keeno cuqaashii arintan oo hadda galaydh u socon wayday,

 

Dhinaca kalena kulan qarsoodi ah oo Cali galaydh iyo beesha bahararsame dhex-maray ayaa la isla qaatay in Cali Khaliif galaydh uu taageero shirka buuhoodle islamarkaana uu ka qeyb-galo.Taaso miijina raja Xumada Kooxda cali Kaga dhacday hargeisa.

Loading...

Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...