dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Daawo Video:Horjooge Muuse Biixi oo Xillal Cusub Magacaabay,

Horjoogaha Dhawaan loo doortay maamulka somaliland muuse biixi cabdi ayaa magacaabay xilalkii ugu horeeyay tan iyo intii la doortay,

Halkan Ka Daawo Video

Muuse ayaa guddiga xil wareejinta mamulkii siilaanyo iyo maamulkiisan u magacaabay xubnahan hoos ku qoran,

Gudoomiye sacad cali shire,

Xubin yaasin xiir faratoon,

Xubin maxamuud xaashi,

Xubin maxamed Kaahin,

Prof axmed  ismaacil samatar

Loading...

Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...