dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Masuul Puntland Ah oo Qarax Lagu Dilay,

Taliyii Saldhigga dhexe ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo Cali Magafe ayaa ku dhintay qarax gaadhigiisa loogu xidhay,sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.

 

Qaraxa ayaa sarkaalka ku qabsaday bartamaha magaalada Gaalkacyo,gaar ahaanna dhabarka dambe ee xarunta madaxtooyada,sida uu Khaatumo news u sheegay weriye ku sugan magaalada.

 

Taliyaha oo dhaawac culus ka soo gaadhay qaraxaas ayaa durbadiiba geeriyooday,waxaana gebi ahaanba burburay gaarigii uu saarnaa,inkastoo aan weli la sheegin cid kale oo dhibaato ka soo gaadhay qaraxa.

 

Ma jirto cid sheegatay qaraxa,laakiin sarkaal ka tirsan Booliska ayaa sheegay in ay baaritaan ku hayaan,islamarkaana ay dib ka faahfaahin doonaan xogta rasmiga ah.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Beesha Habar Yoonis Oo Go aan Qadhaadh Ka Qaadatay Caleema Saarka Muuse Biixi,
- Dec 13, 2017
Iyadoo maanta Magalaada Hargeisa lagu caleemo saaray Muuse Biiixi cabdi oo Doorashadiisa ay ku ...
Daawo Video:Muuse Biixi Oo Weeraray Reer Muqdisho,Markii Maanta La Caleema Saaray,
- Dec 13, 2017
Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa lagu caleemo saaray hogaamiyaha maamul beeleedka Somaliland Muuse Biixi,kaaso masraxa ...
Deg Deg Daawo Video:War Culus Oo Ka Soo Yeedhay Degmada widhwidh.Ha Dhayalsan,
- Dec 13, 2017
Haybe Cali Xasan {Haybe Cali Guray} Oo kamid ah Odayaasha Degmada widhwidh Ee Gobolka ...
Daawo sawiro::Cali Khaliif Oo Garaad ahaan uga qeyb Galay Xaflada Muuse Biixi.
- Dec 13, 2017
Maalinba maalinta ka Danbeeysa Waxaa Soo Baxaaya Bahdilaada iyo Goob Xun Ka Soo Muuqashada ...
Daawo sawiro:Madaxweyne Ku Xigeenka Khaatumo Oo Madaxtooyadda Ku Soo Dhaweeyay Dhalinyaro.
- Dec 13, 2017
Madaxweyne Ku Xigeenka dawlada Khaatumo Bashiir Cismaan Cabdi xaashi  Ayaa Madaxtooyada Dawlada Khaatumo ee buuhoodle ...