dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Go aan Ka Nixiyay Reer Galbeedlka,

Madaxweynaha Turkiga Rajab Deyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay in 13ka Bishan Dcember uu dalkiisa marti gelinayo shir weyne Caalami ah oo Waddamada Dunida Muslmka ay ka qeybgelayaan.

 

Shirkan ayuu sheegay in looga hadlayo go’aanka Mareykanka ee Magaalada Quddus oo uu Trump shaaciyay in uu u aqoonsanayo caasimadda Israel.

 

Afhayeenka Madaxweynaha Turkiga Ibrahim Kalin ayaa Maagalada Ankara maanta ka sheegay in Shirkaas lagu mideynayo mowqifka Waddamada Muslimiinta ah si ay uga hortagaan go’aanka Trump laga filayo.

 

Madaxweyne Erdigan ayaa horay u sii sheegay in haddii Mareykanka Magaalada Barakeysan ee Quddus u aqoonsado caasimadda Israel uu xiriirka u jarayo Israel laftirkeeda.

 

Inta badan Caalamka ayaa Mareykanka uga digay in uu ku fududaado go’aanka Safaaraddiisa Israel uu ku geynayo Quddus caasimadda Israelna ugu aqoonsanayo magaalada Barakeysan.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...
Kumannaan qawmiyadda Rohingya ah “oo bil gudaheed lagu dilay”
- Dec 14, 2017
Hay'adda dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa daabacday daraasada lagu sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Galmudug Oo Gaalkacyo yimid Kuna Dhawaaqay Go aan Culus,
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geell xaaf oo safar dhinac lugta ah kaga soo amababaxay ...
Deg Deg Daawo Video:Qodobo Ka Soo Baxay Shirkii Turkiga Ee Wadamada Islaamka,Laguna Difacaayaay Falastiin.
- Dec 13, 2017
Waxaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay Shirka ururka Iskaashiga Islaamka kaas ...
War Deg Deg Ah Daawo Video:Weerar Xoogan Oo Dhexmaray Ciidanka Yuhuuda iyo Shacabka Falastiin,
- Dec 13, 2017