dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Khaatumo Cagalule Oo Wareegto Caawa Soo Saaray.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Khaatumo Cabdalla Maxamuud cali cagalule Ayaa lagu magacaabay Xidhiidhiya Guud Ee jaaliyadaha Khaatumo iyo Xukumada Khaatumo,Cadar Ismaacil Dhabdhable.

 

Wareegtada ayaa lagu sheegay in madaxweyne Cagalule uu xilka Xidhiidhiyaha guud ee Jaaliyahada iyo Xukumada Khaatumo U magacaabay cadar Oo Hore U Soo Qabatay Xilkaasi.

 

Magacaabista Cadar Ismaacil ayaa waxaa ay imaaneysa kadib markii Ay Guud Ahaan saaxada Ka Bexeen Kooxdii cali khaliif Hogaamin jiray Ee Khiyaantay Dalka iyo dadka Reer Khaatumo ISlamarkaana Magacaabistan cadar waxaa ay La jaan qaadaysa Isbadalka Xukumada Cusun ee Madaxweyne Cagalule.

 

Maamo cadar Ismaacil waxaa ay kamid tahay xunbaha jaaliyadda Khaatumo ee Ugu firfircon waxayna Mar labaad Kasbatay Xilkaasi In loo Magacaabo taaso ay Ku kasbatay Shaqada Ooy Si daacad ah u Gudato.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Hogaanka Xisbullah Ku Baaqay In Jihaad Lagu Qaado Qudus,
- Dec 15, 2017
Hogaamiyaha ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah ayaa ku dhaartay in uu baabiโ€™in ...
Deg Deg Dhagayso::Madaxweynaha Koonfur galbeed wasiiro Magacaabay
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo ...
War Cusub oo laga helay Qalbi Dhagax, Xaaladiisa iyo Shuruudo Itoobiya Ku Xidhay
- Dec 15, 2017
Warar aan ka helnay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in C/kariin ...
XOG Laga Helay Xadhiga Xaglo Toosiye. Iyo Talada Cali khaliif Galaydh.
- Dec 15, 2017
Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumo news waxaa ay Dhabo gal Siyaasadeed iyo Xog Ururin ...
Deg Deg:Maraykanka Oo Madaxa Isku Galiyay Iiraan & Sacuudiga
- Dec 15, 2017
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay ...