dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Yaa Sheegtay Qaraxii Ka Dhacay Gaalkacayo,

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya saakay qarax lagu dilay Taliyihii Saldhiga Dhaxe ee Waqooyiga magaalada Gaalkacyo Cali Ibraahim Cali ( Cali Magafe).

Sida aan Wararka ku helnay qaraxa ayaa gaarigiisa loogu xiray Cali Magafe, waxaana qaraxan uu ka dhacay dhabarka dambe ee xarunta Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo, taliyaha ayaana u geeriyooday dhaawac culus oo qaraxa kasoo gaaray.

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal ayaa xaqiijiyay geerida sargaalkan katirsanaa booliiska gobolka Mudug, waxa uuna taliyaha tilmaamay in ay socdaan baaritaano ku aadan qaraxan iyo cidii ka dambeysay.

Xarakada Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada qaraxan saakay lagu dilay Cali Ibraahim Cali ( Cali Magafe), oo katirsanaa saraakiisha booliiska maamul goboleedka Puntland.

Loading...

Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...