dahabshiil
Loading...

Deg Deg::Xuutiyiinta Oo Shuruudo Ku Xidhay Aaska Cali Cabdalla Saalax,

Kooxda Mucaaradka ee xuutiyiinta ayaa Shuruudo ku xidhay aaska maydka Madaxwayniuii hore ee dalkaasi Yemen  Cali Cabdale.

Xoogaga Xuutiyiinta Oo shalay qaarajiyay Madaxweynihii Hore yemen  Ayaa Aaskiisa ku Xeeray Shuruudo Aan raali galin Dawlada  iyo Shacabka Yemen.

 

Waxaana kamid ah Shuruudahaasi.

-In dadka  aan loo sheegin xiliiga la aasayo iyo goobta lagu aasayo.

– In aan laga dhigin aas dadku ka soo qayb galaan oo la sagooyiyo maydkiisa qaraabadiisa dhow mooyee.

Loading...

Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...