dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Weerar Ka Dhacay Magaalada Burco

Isuduwaha Wasaaraha caafimaadka Gobolka Togdheer Ee maamulka somaliland ayaa Weerar Lagu Soo qaaday Xili uu Ku sugna Goobtiisa Shaqo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubintan La weeraray Oo Ka Tirsaneed maamulkii siilaanyo Ayaa sheegay in Shan Nin Ay Weerar ku Soo qaaden isagoo ku Sugan Goobtiisa shaqo.

 

Waxaa uu Intaasi raacaiyay in Qeyb kamid ah ragaasi ay ka tirsan Yihiin Maleeeshiyaadka Maamulka somaliland.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Shacabka Laascaanood Oo Ku Tilmaamay Riyo Hadalka Cali khaliif iyo Muuse Biixy Ee Ah ‘Yoocadan Soo Xidhaynaa’
- Dec 14, 2017
Shacabweynana magaalada Laascaanood Ee caasimada Gobolka Sool ayaa Si Kulul uga hadlay hadal Shalay ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Soomaaliya OOo Hanjabaad Culus Udiray Maamulka Yuhuuda,
- Dec 14, 2017

War Deg Deg Ah Daawo Video:Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiiraa,Akhriso Magacyadda,
- Dec 14, 2017
Hogaamiyaha Maamul Beeleedka somaliland muuse biixi cabdi ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirāa maamul beeleedka ...
Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...