dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Cali Khaliif Oo Sandulle Ku Aqbalay Bahdilaadii Saleeban Gaal

Kadib hadalkii xiisada Kiciyay ee Dhabar Jabka ku ahaa Kooxda Cali Khaliif galaydh Ee Isku Dhiibtay Maamulka SNM ee u Shaaciyay Saleebaan Gaal, Kaaso Sheegay in wax Heshiis ah Aan lala Galin cali khaliif iyo Kooxdiisa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Cali khaliif Galaydh oo Maanta Warbaahinta kula Hadlay Hargeisa Ayaa hadalka saleebaan gaal ku Sheegay Mid Sax ah Islamarkaana Amaan iyo Duco Huwiyay Siilaanyo,Xod Xodasho iyo Fariina Tv U Mariyay Muuse Biixi.

Maxaa Ku khasbay  Cali khaliif galaydh In uu Aqbalo hadalka saleebaan Gaal,

Cali khaliif galaydh taageero iyo Miisan Kumalaha maanta Deegaanka khaatumo wuxuuna ku wayay dadkiisa Ismaqiiqi fashilmay ee Uu Ku galay maamulka somaliland,cali Khaliif waxaa uu Yaqiinsaday in Uusan Helayn Cid u dhaanta Meesha uu maanto Joogo Islamarkaana Aydani tidhi Aqbal Guul daro iyo Xumaankasta oo Kaga timaada Somaliland Madaba uusan haysan Meel kale oo u Ku Nafiso ama ay ku neefsado Siyaasadiisa Siiryooska ahi,

Loading...

War Cusub oo laga helay Qalbi Dhagax, Xaaladiisa iyo Shuruudo Itoobiya Ku Xidhay
- Dec 15, 2017
Warar aan ka helnay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in C/kariin ...
XOG Laga Helay Xadhiga Xaglo Toosiye. Iyo Talada Cali khaliif Galaydh.
- Dec 15, 2017
Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumo news waxaa ay Dhabo gal Siyaasadeed iyo Xog Ururin ...
Deg Deg:Maraykanka Oo Madaxa Isku Galiyay Iiraan & Sacuudiga
- Dec 15, 2017
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay ...
War Deg Deg Ah:Daawo Video:Dagaal Dhexmaray Muuse Biixi iyo Xaglo Toosiye, iyo xaglo Xidhan.
- Dec 15, 2017
Sidaanu Hore Idiin Kusoo Gudbinay waxaa Magaalada Burco lagu Xidhay Laba baabur oo ay ...
DEG DEG DAAWO;-Faah Faahin Maxaa Kajira In Xaglo Toosiye La xidhay Iyo Xaaskiisa Oo Burco Lagu Xidhay..
- Dec 15, 2017
HALKAN RIIX OO KADAAWO XAALADA XAGLO