dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Beesha Cali Khaliif Oo Ka Cadhootay Hadalkii Saleebaan Gaal Ku Bahdilay Heshiiskii Caynaba,

Maalintii shalay ayay ahayd markii gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan gaal uu sheegay in wadahadalkii cali khaliif galaydh iyo siilaanyo uu ahaa mid aan heshiis ahayn kaliya ku koobna cali iyo siilaanyihii dhacay,

Halkan Ka Daawo Video

Hadaba hadalkaasi saleebaan gaal waxaa ka cadhooday beesha cali khaliif galaydh oo garab iyo gaashan u ahayd qorshihii fashilmay ee cali khaliif ku galay snm,

 

Xaafada Madareemin ee koonfurta laascaanood wåxaa maanta ka hadlay xubno beesha cali ah oo aad uga cadhaysan hadalka saleebaan gaal,

Loading...

Deg Deg::Al-Shabaab oo xukun goyn ah ka fulisay degaan ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose
- Dec 13, 2017
Fagaare ku yaalla degaanka Kuunya Barrow ee gobolka Sh/hoose waxaa shalay gelinkii dambe ka ...
Xogo ku saabsan Shirka looga hadlayo Qudus uu Maanta ka qeyb galayo Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee ...
Daawo Video:Caruurtii Ku Agoomowday Colaadii Koonfurta Sool Oo kalabaydh Looga Dhisaayo Hoy,
- Dec 12, 2017
Qaar kamid ah Culimada Gobolka Sool Ayaa Soo Bandhigay Muqaalka Caruurtii ku Agoomowday Colaadihii ...
Dhurwaagii Yidhi’Maxay Ku Nuugtaa.Maxayse Ka Nuugtaa?
- Dec 12, 2017
Dhurwaaga ama waraabaha curufkiisa dadka sida dhabta ah u yaqaan, waxay sheegaan in dhurwaaga ...
DAAWO:-Faysal Oo Weerar Ku qaday Cirro Aniga Waa Dhicilahaa Lakiinse Waxay Ku wacneyd Cabdiraxmaan Ciro
- Dec 12, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO FAYSAL