dahabshiil
Loading...

Daawo sawiro::Bishaar Al-Asad Oo Aroos Wadareed U Sameeyay Boqolaal Askari

Madaxweynaha Dalka Syria Bishaar Al-Asad ayaa Aroos wadareed u sameeyay boqolaal Askari oo ku dhaawacmay dagaalka ay dowladdiisa kula jirto Ururka Daacish.

 

Madaxweynaha Dalka Syria iyo Ururro ka shaqeeya arrimaha gudaha oo ka jira Dalkaaasi ayaa Aroos wadareed u sameeyay boqolaal ka mid ah Askarta dalkaas oo ku dhaawacmay dagaalka ay dowladda Syria kula jirto Ururka Daacish.

 

Munaasibaddan ayaa lagu qabtay Magaalada Laatikiya ee dalka Syria,halkaas oo Askarta aroosayay ay xirnaayeen Tuutaha dagaalka halka Gabdhaha loo xiray Taaj ka sameysay Caddaan iyo Calanka Dalka Syria.

 

Dadka ka hadlay Munaasibaddan ayaa u jeedka ku sheegay in Dadka dalkaas iyo Carruurtooda la jecleysiiyo dalkooda,Askartii naftooda u hurayna la abaal gudo.

Loading...

Xogo ku saabsan Shirka looga hadlayo Qudus uu Maanta ka qeyb galayo Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee ...
Daawo Video:Caruurtii Ku Agoomowday Colaadii Koonfurta Sool Oo kalabaydh Looga Dhisaayo Hoy,
- Dec 12, 2017
Qaar kamid ah Culimada Gobolka Sool Ayaa Soo Bandhigay Muqaalka Caruurtii ku Agoomowday Colaadihii ...
Dhurwaagii Yidhi’Maxay Ku Nuugtaa.Maxayse Ka Nuugtaa?
- Dec 12, 2017
Dhurwaaga ama waraabaha curufkiisa dadka sida dhabta ah u yaqaan, waxay sheegaan in dhurwaaga ...
DAAWO:-Faysal Oo Weerar Ku qaday Cirro Aniga Waa Dhicilahaa Lakiinse Waxay Ku wacneyd Cabdiraxmaan Ciro
- Dec 12, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO FAYSAL  
Deg Deg Daawo Video::Dawladda Soomaaliya Oo Is Hortaagtay Codsi Muuse Biixi U Diray Itoobiya.Kenya Jabuuti.
- Dec 12, 2017
Waxaa Maalmaha Soo Socda Lagu Caleema saari Doona Degmada Hargeisa Horjooga maamul Beeleedka Somaliland  ...