dahabshiil
Loading...

DEG-DEG: DAAWO: General Moorgan oo muuqaal iskasoo duubay, sheegayna inuu nool yahay.

General Maxamed Xirsi Moorgan ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu faafiyay facebook oo ku saabsanaa inuu geeriyooday,

Genanka ayaa arrintaasi ku eedeeyay kooxo habaar wadayaal ah, wuxuuna sheegay ehelkiisa ka murugoodeen warkaan beenta ah.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiiraa,Akhriso Magacyadda,
- Dec 14, 2017
Hogaamiyaha Maamul Beeleedka somaliland muuse biixi cabdi ayaa ku dhawaaqay golaha wasiirāa maamul beeleedka ...
Deg Deg:: Fannaanad Qaab Anshax-Xumo Ah U Cuntay Moos Oo Xabsi Lagu Xukumay,
- Dec 14, 2017
Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa laba sanno oo xabsi ah ku xukuntay fannaanad ...
Deg Deg:Alshabab Oo War Yaab Leh Ka Soo Saartay Qaraxii Saaka Ee Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Qaraxa Ismiidaaminta ee saakay aroortii ka dhacay Barxada General ...
Deg Deg::Cali khaliif Oo Saaka Abaabulaaya Fidno Ka Dhan Ah Buuhoodle,
- Dec 14, 2017
Waxaa Saaka Magaalada Buuhoodle Abaabul Kawada Koox yar Oo  Kamid Ah Hadhaagii Cali khaliif ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho,
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...