dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Maamulka SNM Oo Ku Dhawaaqay Wakhiga Arrin Dagaal Khaatumo iyo SNM Keenasa.

Maamulka SNM Gaar ahaan Gudiga Doorashada Maamulka SNM Ayaa  caawa warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa shaaciyay wakhiga u Bilaabanaayo Ololaha doorashada maamulkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maalinta Sabtida  ah ee Bishu tahay 21 Bisha waxaa ay Sheegen Gudiga Doorashooyinka Maamulka SNM in ay Bilaaban Doonto Ololaha Doorashada maamulka SNM.

 

21 Bisha waxaa Maamulka SNM  Bilaabi Doona Olole waxaana Ololahaa ka digay maamulka khaatumo  Oo Diyaariyay ciidankii kala Baacin laha Ololaha Been abuurka ah ee Deegaanka khaatumo la rabo in Lagaga been sheego.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:kooxda Muuse Biixi Oo Sheegtay In Ay Iyagu Guusha Sitan.Xili kooxda Ciro U Dabaaldagayso Inay Guuleesten.
- Nov 15, 2017
Magaalooyiinka Hargeisa,Burco iyo Berbera waxaa ka taagan Hada Xiisad iyo Dabaaldagyo kala duwan oo ...
War Deg Deg Ah:Maleeshiyaadkii SNM ee Gobolka Sool Oo Badankoodii Loo Rararay Burco iyo Hargeisa.
- Nov 15, 2017
Qaar kamid ah Maleeshiyaadka Maamul Beeleedka SNM ee Ku sugnaa Gobolka Sool ayaa Loo ...
Deg Deg Daawo Video:Faratoon Oo Si Walwal Leh Uga Hadlay Xaalada Deegaanka SNM.
- Nov 15, 2017
Yaasin faratoon oo kamid ah Xubnaha Ka soo jeeda Deegaanka khaatumo ee u Qudhaab ...
DAAWO:-Faah Faahin: Maxay isu casishay Wasiir Maryan Qaasim Axmed
- Nov 15, 2017
Wasiirkii Arrimaha Bani’aadanimada iyo Maareynta Musiibooyinka Drs. Maryan Qaasim Axmed ayaa ka warbixisay sababaha ...
Deg Deg:Maxaa Ka jira Khilaaf U Dhexeeya Farmaajo iyo Khayre.
- Nov 15, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xidhiidhka wada-shaqeyneed ee isaga iyo ...