dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Sawiro:Cali khaliif Caawa Caynabo lagu Soodhaweeyay iyo Siilaanyo Laascaanood Ku Hoyday.

Madaxweynihii Hore Khaatumo Prof Cali Khaliiif Galaydh Iyo Wefti Uu Horkacayo Ayaa Gaadhay Magaalada Caynabo.

Weftidan Ayaa La kulmi doona Madaxwynaha SNM  Axmed Maxamed Siilaanyo Kulankan Ayaa Noqonaya Wadahadaladii Usocday Dr cali Khaliif  Iyo Soomaliland

 

Siilaanyo ayaa Isna Caawa ku Hoyday Laascaanood Waxaana uu kulan la qaatay dhamaan odoyaasha gobolka sool isaga oo ka Codsaday inay Cafiyaan .

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Shacabkii Ay Toogten Maleeshiyaadkii Daacada U Ahaa Muuse Biixi.
- Nov 17, 2017
Cabdiraxmaan cirro Musharaxa xisbiga wadani ayaa ka hadlay hada Weerarkii xalay ka kala dhacay ...
Deg Deg Daawo Video:Weerar Culus Oo lagu Qaaday Gabooyaha Hargeisa ku Sugan.
- Nov 17, 2017
Wakhti ay qasan tahay xaalada hargeisa islamarkaana beelaha isaaq ee maamulka somaliland ku midaysan ...
Cabdiraxmaan Cirro iyo Muuse Biixi Oo Ka Qoomameeyay Nus Malyan Ka Galay Gobolka Sool 20 Cisho. Oo kaliya.
- Nov 17, 2017
Mudadii Labaatan ka cisho ahayd ee Sadexda musharax ee beesha isaaq  ku tartamaayen Xilkaa ...
Deg Deg::Hartigii Ku Sugnaa Burco iyo Hargeisa Oo Bilaabay Qax Hoose.
- Nov 17, 2017
Waxaa wali cakiran xaalada deegaanka maamul beeleedka Somaliland iyadoona beelaha Isaaq ee maamulkaasi ku ...
Deg Deg Daawo Video:Suldaanka Guud Ee Beelaha Isaaq Oo Ka Hadlay Xaalada Cakiran Ee Deegaanka SNM.
- Nov 17, 2017
Suldaanka Guud Ee Beelaha Isaaq oo Shir Ku qabtay Magaalada Hargeisa ayaa Ka Hadlay ...