dahabshiil
Loading...

XOG CULUS:: Dawlad Shisheeye Oo ka Danbeesay Is-casilaada wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha ciidanka Qaranka Soomaaliya .

XOG Hoose Oo khaatumo News Helayso ayaa Cadeenasa in Iscasilada Labada masuul ee maanta Iska casilay dawlada soomaaliya ay Ka danbeesay dawlad Kamid ah dawladaha Carbeed.

 

Xukumada Imaaraadka ayaa Xogta aanu helaynaa Sheegaysa inay ka Danbeesay iscasilaada Wasiirka gaadhaandhiga soomaaliya iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka qaranka.

 

Dawlada Imaaraadka ayaa Ku Bixisay lacag dhan 200 oo Kun  Dollar Iscadilaada laba Masuul oo Si hoose Xukumada Imaaraadku Ula xidhiidhay.

 

Qorshaha is casilaada Ayaa ah mid La doonaayo in lagu Wiiqo dawlada soomaaliya Laguna Tuso Shacabka soomaaliyeed Niyad jab.

 

Xukumada imaaraadka ayaa min Boqol kun oo Dollar Siisay Labada masuul in ay Baneeyaan Boosaaska iyadoo u Arkeysay in labada Masuul Guulo Ka soo hooyen Dhanka Ciidanka Soomaaliya, iyo Habsami Usocodka Geediga nabada ee dalka.

 

Xogta ayaa Intaasi Ku Dara in Mudo sanad ahna Mushaar toos ah la siin Doono labada masuul oo dawlada Imaaraadku Ay siinaaso Mushahaarkaasi oo Cadadkiisa aan La helin.

 

Xogta ayaa intaasi ku darasa in Xukumada Imaaraadka oo dagaal Culus Kula jirta dawlada Soomaaliya ay Wado Qorshe kale oo masuuliyiin kale lagu Siinaayo laalush Si ay U Baneeyaan Boosaaska ay Ku fadhiyaan.

 

Iscasilaadan ayaa Ku Soo beegmasa xili Khalkhal Siyaasadeed La kala dhex Dhigay Maamulada soomaaliya iyo Dawlada oo ay Hormuud ka tahay maamulka imaaraadku.

 

Khaatumonews.com

Loading...

Daawo Video:Ceebta Dhulbahante 7 sano Oo Siilaanyo Xilka Hayay Xabad iyo Xadhig Bay Reer Sool U Ahayd Maantana Sacab iyo Soodhaweyn Ayaa Lagu Sagootiyay!!
- Oct 19, 2017
Waxaa Mudo 7 sano ah oo Siilaanyo Xilka Maamulka SNM Hayay uu Dhiig Badan ...
Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Jilaaya Siyaad Barre,
- Oct 19, 2017
Muuse Biixi cabdi oo kamid ah Horjoogayaasha maamulka SNM ee U tartamaaya  Xilka Madaxweyne ...
Deg Deg Daawo Video::Cod Sir Ah oo laga Duubay Kulan Dhexmaray Beelaha Habr Jeclo iyo Habar Awal.
- Oct 19, 2017
Cod sir ah oo si qarsoodi ah looga duubay Kulankii Albaabadu u xidhnaayeen ee ...
War Deg Deg Ah Dhagayso:Idaacada Alshabab Oo Si yaab leh U Baahisay Dilka Xildhibaan Jubaland Ah Oo Alshabab Sheegatay.
- Oct 19, 2017
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose Waxaa lagu toogtay Xildhibaan katirsan maamulka Jubbaland. HALKAN ...
Deg Deg Daawo Video:Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Kulan La Qaatay Madaxda Dhaqanka Soomaalida.
- Oct 19, 2017