dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video::Puntland Oo Gubtay Lacag Dhan 600, Milyan Oo Shilin Soomaali Ah

Maamulka  Puntland ayaa maanta fagaare ku yaala duleedka Bosaso ku gubtey lacag shillin Somali ah oo la sheegay in lagu sameeyay Koonfurta Somaliya ayna faaliso tahay, Taas oo la sheegay inay dhawaan gacanta ku dhigeen ciidamada Kantaroolka Bosaso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cadadka lacagta la gubay ayaa gaareysa 600, Milyan (Lix boqol oo milyan oo shilin Somali ah) waxaana goobjoog u ahaa Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maamulka Gobolka Bari iyo Madax ka socota Bangiga Puntland.

Loading...

Deg Deg Dhagayso::Madaxweynaha Koonfur galbeed wasiiro Magacaabay
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo ...
War Cusub oo laga helay Qalbi Dhagax, Xaaladiisa iyo Shuruudo Itoobiya Ku Xidhay
- Dec 15, 2017
Warar aan ka helnay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in C/kariin ...
XOG Laga Helay Xadhiga Xaglo Toosiye. Iyo Talada Cali khaliif Galaydh.
- Dec 15, 2017
Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumo news waxaa ay Dhabo gal Siyaasadeed iyo Xog Ururin ...
Deg Deg:Maraykanka Oo Madaxa Isku Galiyay Iiraan & Sacuudiga
- Dec 15, 2017
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay ...
War Deg Deg Ah:Daawo Video:Dagaal Dhexmaray Muuse Biixi iyo Xaglo Toosiye, iyo xaglo Xidhan.
- Dec 15, 2017
Sidaanu Hore Idiin Kusoo Gudbinay waxaa Magaalada Burco lagu Xidhay Laba baabur oo ay ...