dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Is-casilay.

Cabdirashid Cabdullahi Maxamed oo ahaa wasiirka Gashaandhigga Soomaaliya ayaa goor dhaw istiqaaladiisa u gudbiyay ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

 

Go’aanka waxaa la sheegay kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada ku yeesheen xaruntooda Muqdisho. Lama oga sababta uu isku casilay wasiirka.

 

Arrintan ayaa timid daqiiqado kadib markii uu is casilay Taliyihii ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas Axmed Jimcaale Geeddi (Cirfiid) oo jagadan loo magacaabay April 6, 2017.

Loading...

Daawo sawir:Shirkii Caynaba Oo Lagu Bahdilay Kooxdii Cali khaliif.
- Oct 20, 2017
Waxaa Goordhaweyd  Magaalada Caynaba Gaadhay Hogaamiyaha maamulka SNM Axmed Siilaanyo iyo Xubno kamid ah ...
Deg Deg:Sarkaal Reer khaatumo Ah Oo Fashiliyay Socdaalka Cali khaliif Caynaba Iyo Bahdil-nimada Ku Duugan.
- Oct 20, 2017
Sarkaal Ka tirsan Maamulka Khaatumo Kuna sugan Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn ayaa waraysi ...
Deg Deg Daawo Video:Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle Oo Balaadhin Lagu Wado.
- Oct 20, 2017
Ganacsatada  Deegaanka Buuhoodle Ayaa Bilowday Balaadhin Xoog Leh Oo ay Ku samaynayaan Madaarka Diyaaradaha ...
Daawo sawirka-Todobaadka Cali khaliif iyo Cagalule.
- Oct 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin Ku soo Nandhigay Muqaalka sawirka Todobaadka. Madaxweynihii Hore khaatumo cali khaliif Oo ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Cali khaliif Caawa Caynabo lagu Soodhaweeyay iyo Siilaanyo Laascaanood Ku Hoyday.
- Oct 19, 2017
Madaxweynihii Hore Khaatumo Prof Cali Khaliiif Galaydh Iyo Wefti Uu Horkacayo Ayaa Gaadhay Magaalada ...