dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:XAAF Oo Cadaado Ku Soo Laabtay yidhina”Dad Aan Talin Jirin Ayaa Soomaaliya Ka Talinaya Hada”!!

Madaxweynihii Qeyb Kamid Ah Barlamaanka Galmudug Xilka ka Qaaden Axmed Ducaale Geele  Xaaf oo Maanta ku soo laabtay Magaalada Cadaado Ayaa Weerar Afka Ah ku Qaaday Madaxda dawlada Fadaraalka soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mr Xaaf Oo Si Xun Ula Hadlay madaxda dawlada ayaa yidhi”Waxaan Tagnay Shirkii Kismaayo waxaanu ka soo Qeyb Galnay Shrkii Taariikhiga ahaa ee aad Maqashen Ilaahayna Wixii Ka Soo Baxay Umada Soomaaliyeed Haku Badbaadiyo Dhib Ayaa soomaaliya Ka jira dad aan talin Jirin ayaa Taliyay oo dadkii talin Jiray Waa tagen.

Loading...

Sir Culus:Dagaalyahan Al shabaab doonayay inuu is qarxiyo oo Xog badan bixiyay
- Dec 16, 2017
Warbaahinta Dowlada ayaa waxey heshay Akhbaar ay yartahay in lahelo, waa xaqiiqo dhab ah, ...
War Deg Deg Ah::Al-Shabaab oo sheegay in ay dagaal ku dileen wiil uu dhalay Roobow
- Dec 15, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal degaan ka tirsan Gobolka Bakool ku ...
War Deg Deg Ah:::Ganacsade Hada Laascaanood Lagu Dilay iyo Mid kale Oo Dhaawac ah.
- Dec 15, 2017
Waxaa Hada Magaalada laascaanood caasimada maamulka Khaatumo Islamarkaana Gacanta ugu jirta Cadowga lagu Dilay ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo Soo Bandhigtay Labo Gaadhi Oo Xaglo Toosiye Burco Looga Qabtay.Iyo War yaab leh Oo Ay Shaaciyen.
- Dec 15, 2017
Sida uu warbaahinta U Sheegay Saleebaaan Ciise xaglo Toosiye Wasiirkii hore Caafimaadka  Maamul Beeleedka ...
Deg Deg Daawo Video:Odayaashi Bahararsame Oo Xabsiga Lagu Guray iyo Shir Ay Beeshaasi laascaanood Ku Qabatay.
- Dec 15, 2017
Maamulka SNM Ee Gobolka Sool Ayaa Xabsiga Magaalada laascaanood Ku Guray odayaashii iyo dhalinyaradii ...