dahabshiil
Loading...

Daawo Video:Gabay lagu Karbaashay Kooxda Cali khaliif Ee Igu sawir.

Beryahan kooxdii Mr Galaydh ee iyagu ku fashilmay hogaaminta iyo ku shaqaynta rabitaanka shacabka SSC, ka dib markii ay isu dhiibeen maamulka Somaliland, oo isagu tiisa isula ildaran, waxay hada bilaabeen inay deegaamada qaarkood aadaan si ay isugu soo sawiraan shacabka masaakiinta ah, iyagoo dantoodu tahay in ay bixiyaan sawir qaldan calashaan waxqabad baanu wadnaa

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba kooxdani oo hada sii kala jabtay, oo qaarkoodna ay u yaaceen dhinaca Laascaanood lana soo sheegay inay ku biireen xisbi ku sheega wadani, misana waxaan maqli jirey nin daad qaaday xumbo cuskaye, waxay ka maraysaa inay marba dad masaakiin ah isku soo sawiraan, intaasi yar koox u daacad ahi ay warbaahinta geliso

 

Run ahaantii waxaa ayaan daro in ay weli dhex joogaan deegaanka kooxdii Mr Galaydh ee ku fashilantay amaanadii loo dhiibtay, iyagoo weliba marba weji kale isu soo yeelaya, iminkana waxay ka dhursugayaan doorasho ku sheega Somaliland, oo lagu yidhi ka dib isu keen keenaa maadaama aanay jirin awood iyo cudud midaysan oo ay tooda ku socodsiin karaan

Loading...

Daawo Video:Reer Hargeisa Oo Si Kulul Uga Hadlay Wasiirada Muuse Biixi Soo Magacaabay,Kuna Tilmaamay….
- Dec 16, 2017

Dhuusamareeb Oo Aqalada Dhisan iyo Boosasku Qaali Noqdeen iyo Cadaado Haawanasa,
- Dec 16, 2017
Qiimaha Dhulalka banaan iyo sidoo kale guryaha dhisan ee degmada Dhuusamareeb ayaa maraya meeshii ...
Deg Deg Daawo sawiro:Gaalkacyo Oo Maanta la Isku Furay iyo Dawladda Soomaaliya Oo Qeyb Libaax leh Ka Qaadatay,
- Dec 16, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Taliyaha Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed jenaraal Cabdi ...
Deg Deg::Xasan Sheekh Maxamuud oo Mucaaradka uga digay Halis ka imaan karta Beelaha Daarood
- Dec 16, 2017
Xog gaara oo ay heshay Khaatumonews  ayaa sheegeysa in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan ...
War Deg Deg Ah: 65 Soomaali ah oo Itoobiya Lagu Dilay,
- Dec 16, 2017
Wararka naga soo gaaraayo deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ...