dahabshiil
Loading...

Dhagayso:Wasiir Xoosh Si Dadban U yidhi Maamuladu Way-ka Guulaysten Dawlada

Wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney aad uga xumeed inuu baaqdo shirkii looga hadlayey arrimaha Dastuurka, kaasi oo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DHAGAYSO

Wasiirka wasaaraddaasi C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in baaqashada shirkaan ay ka faaa’ideen qibrado badan, hadana ay jiraan wadahadallo iyo sidii mar kale shirkaasi uu ku dhici lahaa.

 

“Waxaan idiin sheegayaa inaan loo qaadan shirkii waa dhici waayay dhibaato weyn iney tahay, inuu dhaco waan rabnay, laakiin ma dhicin, waxaan qabaa iney tahay horumar weyn oo aan gaarnay haddii shirkii aan qaban qaabinnay inta joojiya nala dhahay aan joojinnay, hadana wadahadallo badan ayaa socda” ayuu yiri wasiir Xoosh.

 

Maamul goboleedyada dalka ayaa diidey iney ka qeybgalaan shirka Dastuurka oo ka dhici lahaa magaalada Muqdisho, balse dowladda Federaalka ayaa wadda dedaal dib loogu qabanayo shirkaan.

Loading...

Deg Deg:Xildhibaan Habar Jeclo ah oo yidhi Somaliland Lama Mid Aha Maamulada kale,
- Dec 12, 2017
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye oo hada ka tirsan Xildhibaanada ...
DAAWO:-Go,aanka Farmaajo Iyo Xaalada Qudus Wararkii Ugu Dambeeyay Arimo Badan
- Dec 12, 2017

Kooxda Damul-jadiid Iyo Sucuudiga Oo Wada Arrin Halis Ku Ah Dawlada Soomaaliya
- Dec 12, 2017
Xildhibaannada ururka Damuljadiid ayaa hadda waxay ciyaarayaan qorshe aan horey loo arag si ay ...
Daawo:Amin Arts Oo Sawir ku Karbaashay Kulankii Culimada iyo Mucaaradka Farmaajo
- Dec 12, 2017

Daawo Video:Camerada Oo Qabatay Qaabku Isku Qarxiyay Ninkii Shalay Magaalada New York. Weeraray.
- Dec 12, 2017
Akayed Ullah oo 27 jir kasoo jeeda dalka Bangladesh ah ayaa lagu eedeeyay in ...