dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Sir Culus Itoobiya Oo U Hanjabtay Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan Ciro{VIDEO}

Dawladda Fadaraalka Itoobiya Ayaa u yeedhay labada musharax ee ugu cadcad Maamulka SNM oo kamid ah maamulada soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO

Muuse Biixi cabdi iyo Cabdiraxmaan ciro Ayaa Labaduba La kulmay Raysal wasaaraha itoobiya.

 

Kulanka Itoobiya iyo Labadan Musharax ayaa Dulucdiisu ahayd Mida ugu weyn Maslaxada Itoobiya.

 

Itoobiya ayaa fartay labada Musharax in ay ilaaliyaan nabada iyo Amaanka Ninka laga Guulaystana in uusan Samayn wax nabada ka hor imaanaya ama Isku dhac Ka dhex abuura Deegaanka Maamulkaasi.

 

Dawlada itoobiya oo jaar la ah maamulkaasi ayaa Cabsi Xoog leh Ka qabta burbur iyo Amaan Daro ka dhalada Doorashada maamulkaasi oo cabsi weyn laga cabo.

 

Itoobiya Dan Kamalaha Maslaxada Deegaankaasi balse waxay isleedahay waxaa ku samayn Doona Burburka iyo Amaandara maamulkaasi maadaba ay jaar latahay.

 

Raysal wasaaraha itoobiya ayaa fariimo Hanjabaad u Muuqda u Diray labada masuul isagoo sheegay in Itoobiya Gacan Bir ah ku Qaban Doonto Musharixii laga guulaysto ee aan Ku Qancin islamarkaana dagaal iyo Nabad daro Ka Abuura Deegaankaasi.

Khaatumonews.com

Loading...

DEG DEG DAAWO;-Faah Faahin Maxaa Kajira In Xaglo Toosiye La xidhay Iyo Xaaskiisa Oo Burco Lagu Xidhay..
- Dec 15, 2017
HALKAN RIIX OO KADAAWO XAALADA XAGLO
Sadexdii Hadhka U Diiday Cali khaliif Galaydh, Oo Muuse Biixi Furinta Hore Soo Dhigay,
- Dec 14, 2017
In Mudo ah Magaalada Hargeisa iyo maamulka Somaliland Waxaa Ku Meehanabaayay Dr cali khaliif ...
War Deg Deg Ah Daawo Video:Golaha Wasiirada Somalia Oo War Culus Soo saaray.
- Dec 14, 2017
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka Laascaanood Oo Ku Tilmaamay Riyo Hadalka Cali khaliif iyo Muuse Biixy Ee Ah ‘Yoocadan Soo Xidhaynaa’
- Dec 14, 2017
Shacabweynana magaalada Laascaanood Ee caasimada Gobolka Sool ayaa Si Kulul uga hadlay hadal Shalay ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Soomaaliya OOo Hanjabaad Culus Udiray Maamulka Yuhuuda,
- Dec 14, 2017