dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Qarax Weyn Ka dhacay Baladweyne.

Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo waramaya in Qarax xoogan uu ka dhacay Duleedka Magaalada Baladweyne.

Qaraxan oo ka dhashay Gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxuu ka dhacay Degaanka Durdur oo qiyaas ahaan 40km u jira Magaalada Baladweyne.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan ay ku dhinteen ugu yaraan 7 Ruux oo ka mid ahaa Xarakada Al Shabaab, kuwaasi oo la socday Gaariga.

Ilaa iyo hada lama oga halka uu ku wajahnaa Gaarigaasi ku qarxay Degaanka Durdur ee Koonfurta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Isim Digniin U Diray Muuse Biixi,Iyo Baaq Ku Wajahan Garxejis,
- Dec 14, 2017
Suldaan Cabdiraxiim Sahardid Kaahin Oo Dignin U Diray Hogaamiyaha Maamul Beeleedka Somaliland  Muuse Bixi ...
Kumannaan qawmiyadda Rohingya ah “oo bil gudaheed lagu dilay”
- Dec 14, 2017
Hay'adda dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa daabacday daraasada lagu sheegay in ku ...
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Galmudug Oo Gaalkacyo yimid Kuna Dhawaaqay Go aan Culus,
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geell xaaf oo safar dhinac lugta ah kaga soo amababaxay ...
Deg Deg Daawo Video:Qodobo Ka Soo Baxay Shirkii Turkiga Ee Wadamada Islaamka,Laguna Difacaayaay Falastiin.
- Dec 13, 2017
Waxaa maanta magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay Shirka ururka Iskaashiga Islaamka kaas ...
War Deg Deg Ah Daawo Video:Weerar Xoogan Oo Dhexmaray Ciidanka Yuhuuda iyo Shacabka Falastiin,
- Dec 13, 2017