dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Shacabka Kismaayo Ku Dhawaaqay War Ka yaabiyay Maamulada.

Shacabka Magaalada Kismaayo Ayaa Si Kulul Uga hadlay shirka Magaalada Kismaayo uga soconaaya Maamulada Soomaaliya Qeyb kamid ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadweynaha Kismaayo ayaa sheegay in Shirkaasi yahay Mid Qaran Diid ah islamarkaana uusan Socon karin shir Aysan dawladu ogayn ama aysan Goob Joog ahayn.

Loading...

Daawo Video:Reer Hargeisa Oo Si Kulul Uga Hadlay Wasiirada Muuse Biixi Soo Magacaabay,Kuna Tilmaamay….
- Dec 16, 2017

Dhuusamareeb Oo Aqalada Dhisan iyo Boosasku Qaali Noqdeen iyo Cadaado Haawanasa,
- Dec 16, 2017
Qiimaha Dhulalka banaan iyo sidoo kale guryaha dhisan ee degmada Dhuusamareeb ayaa maraya meeshii ...
Deg Deg Daawo sawiro:Gaalkacyo Oo Maanta la Isku Furay iyo Dawladda Soomaaliya Oo Qeyb Libaax leh Ka Qaadatay,
- Dec 16, 2017
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Taliyaha Ciidamada xooga Dalka Soomaaliyeed jenaraal Cabdi ...
Deg Deg::Xasan Sheekh Maxamuud oo Mucaaradka uga digay Halis ka imaan karta Beelaha Daarood
- Dec 16, 2017
Xog gaara oo ay heshay Khaatumonews  ayaa sheegeysa in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan ...
War Deg Deg Ah: 65 Soomaali ah oo Itoobiya Lagu Dilay,
- Dec 16, 2017
Wararka naga soo gaaraayo deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ...