dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Faysal Cali Waraabe Oo yidhi””Somaliland Waa Inaan Iska Duuduubnaa oo Somali Wax la Qaybsanaa,

Faysal Cali Waraabe oo kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka SNM Ee labaxay somaliland Ayaa Ka hadlay xaalada siyaasadeed ee ka taagan deegaanka maamulkaasi iyo Qabyaalada Oo maraysa Heerkii Ugu sareesay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siyaasi Faysal ayaa Si adag uga hadlay Shir Dhawaan Beesha Muuse Biixi  Iyo Beesha Siilaanyo ku dhexmaray burco kaaso oo ahaa Mid labada Beelood Iska  Kaashanayaan soo saaritaanka Muuse Biixi.

 

Faysal oo Ka hadlaaya Heer Kulka Qabyaalada Ee Deegaanka SNM Ayaa yidhi“Sidan Laguma Jiri karo kuna socon mayso Doorasho Hadii aan Si bilaa qabyaalad ah loo galay Doorashada aan iska laablaabno Somaliland Oo aan Soomaali wax la qeybsano.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Hogaanka Xisbullah Ku Baaqay In Jihaad Lagu Qaado Qudus,
- Dec 15, 2017
Hogaamiyaha ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah ayaa ku dhaartay in uu baabi’in ...
Deg Deg Dhagayso::Madaxweynaha Koonfur galbeed wasiiro Magacaabay
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo ...
War Cusub oo laga helay Qalbi Dhagax, Xaaladiisa iyo Shuruudo Itoobiya Ku Xidhay
- Dec 15, 2017
Warar aan ka helnay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in C/kariin ...
XOG Laga Helay Xadhiga Xaglo Toosiye. Iyo Talada Cali khaliif Galaydh.
- Dec 15, 2017
Shabakada Caalamiga ah ee Khaatumo news waxaa ay Dhabo gal Siyaasadeed iyo Xog Ururin ...
Deg Deg:Maraykanka Oo Madaxa Isku Galiyay Iiraan & Sacuudiga
- Dec 15, 2017
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay ...