dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Axmed Yuusuf yaasin “Xamar Wey Xoogaysatay Inagayna Inagu Soo Maqan Tahay”

Axmed yuusuf yaasin Madaxweyne Ku xigeenkii Hore Maamulka Labaxay Somaliland ee SNM oo Shir Jaraa id Ku qabtay maanta Magaalada Hargeisa ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee maamulka SNM iyo Saldhiga Turkiga ee Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ku Xigeenii Daahir Riyaale Axmed Yuusuf yaasin ayaa sheegay in Dawlada Turkigu Dhisasao Ciidan Xoog leh oo Soomaaaliya ah Islamarkaana Ay halis Ku tahay somaliland,Loona Baahan yahay ayuu yidhi In aynu tashano Diyaar Garowno.

 

Dhinaca kale waxaa uu ka Dayriyay Xaalada siyaasadeed ee Somaliland=SNM oo Usheegay In aad Moodo Musharixiintu inay doonayaan In Dhiig Loo Daadiyo.

Loading...

Deg Deg:Xildhibaan Habar Jeclo ah oo yidhi Somaliland Lama Mid Aha Maamulada kale,
- Dec 12, 2017
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Maareeye oo hada ka tirsan Xildhibaanada ...
DAAWO:-Go,aanka Farmaajo Iyo Xaalada Qudus Wararkii Ugu Dambeeyay Arimo Badan
- Dec 12, 2017

Kooxda Damul-jadiid Iyo Sucuudiga Oo Wada Arrin Halis Ku Ah Dawlada Soomaaliya
- Dec 12, 2017
Xildhibaannada ururka Damuljadiid ayaa hadda waxay ciyaarayaan qorshe aan horey loo arag si ay ...
Daawo:Amin Arts Oo Sawir ku Karbaashay Kulankii Culimada iyo Mucaaradka Farmaajo
- Dec 12, 2017

Daawo Video:Camerada Oo Qabatay Qaabku Isku Qarxiyay Ninkii Shalay Magaalada New York. Weeraray.
- Dec 12, 2017
Akayed Ullah oo 27 jir kasoo jeeda dalka Bangladesh ah ayaa lagu eedeeyay in ...