dahabshiil
Loading...

Daawo:Fadeexaad Xubin Somaliland U shaqaysa Oo Si Sharaf Daro ah Looga Qaaday Baaburkiisi.

Wasiirka nabadaynta Bariga  Maamulka SNM ee Somaliland ugu magacaaban Mr Gargaar oo Deegaan ahaan ka soo Jeeda Khaatumo ayaa si Sharaf daro ah Looga qaaday baaabur Uu Mudo 7 Bilood Ah watay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ganacsadae cali Diiriye Oo Ah Ninka Baaburka uu ka Amaahday wasiir gargaar ayaa Sheegay in uu Ka soo qaaday baaburkiisa Wasiirkaasi kadib markii uu Iska Bixin kari waayay Lacagta baaburkaasi oo dhan Sodon Kun oo Dollar islamarkaana ay Diiden in ay ka Bixiyaan maaamulka uu Ushaqeeyo.

 

Cali Diiriye oo Ah ninka Baaburkaasi Amaahiyay Markii hore Wasiir Gargaar ayaa sheegay in balantu ahayd in  uu lacagta ku keeno 45 casho balse 7 Bilood Kadib markii uu waxba keeni waayay uu Dib Uga soo Ka xeestay baaburkiisa.

Loading...

Deg Deg:Madaxweynaha Ruushka Oo U Quus Gooyay Maraykanka.
- Dec 12, 2017
Madaxwaynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in go’aankii uu Donald Trump magaalada Qudus ugu ...
Deg Deg Daawo sawiro:Taliyaha ciidanka Qaranka Oo Garoowe Soo Gaadhay,
- Dec 12, 2017
Taliyaha Ciidanka Dowladda Federalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) iyo wafdi uu ...
Deg Deg Daawo Video::Ciidanka Qaranka Somaliya Wadne Xanuun Ku Ridey Cadowga.
- Dec 11, 2017

Deg Deg Daawo Video:Cusbitaal Cajiib Ah Oo Buuhoodle Laga Furay,
- Dec 11, 2017
Buuhoodle{Khaatumonews}Magaalada Buuhoodle xarunta Gobolka Cayn Ayaa Maanta xadhiga laga jaray Cusbitaal Cusub oo Kamid ...
War Deg Deg Ah Daawo sawiro::Wariye Ka Tirsan Kalsan.Tv Oo Qarax Loogu Xidhay Baaburkiisa U Dhintay.
- Dec 11, 2017
Alle ha u naxariistii waxaa goor-dhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariye Maxamed Ibaarhim Gaabow ...