dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Xildhibaan Koonfur Galbeed Ah””Tuugta Kismaayo Isbaarada Dhigatay Waa Qaran Dumis.

Baydhabo{Khaatumonews]Xildhibaan kamid ah Barlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo Waraysi  Siiyay Kalsan tv ayaa ka hadlay shirka Kismaayo ee Maamulada Somaaliya Qeyb Kamid Ah Iskugu Yimaaden.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhubad Maxamed oo Kamid ah Barlamaanka Koonfur Galbeed waxaa uu shirka Kismaayo ku sheegay Qarandumis Ka Soo Hor Jeeda qarannimada Somaaliyeed islamarkaana maamulada Kismaayo ku shiraya ay yihiin Rag isbaaro U Dhigtay kismaayo dawlada.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Wefti Culus Oo Soo Gaadhay Caasimada Muqdisho,
- Dec 17, 2017
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa Maanta soo gaaray Wafdi ka socda Hay’adda ...
Deg Deg Daawo:2 Qodob Oo Ka Soo Baxay Kulankii Maakhir iyo khaatumo Muqdisho,
- Dec 17, 2017
Sidii Aanu Idiin Ku Soo Gudbinay Wararkii Hore Khaatumo News Waxaa Kulan  Magaalada Muqdisho ...
Deg Deg:Raysal Wasaare Khayre’Dad Dhintay Ayaa Dawladda U Diiwangashan Oo Mushahaar Qaata’
- Dec 17, 2017
Ra’iisul wasaare Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dadaal ...
Golaha Ammaanka oo loo gudbiyay qaraar ka dhan ah go’aankii Trump ee Qudus
- Dec 17, 2017
Qaraar qabyo ah ayaa loo gudbiyay xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kaasi oo ...
Deg Deg Daawo Video:Mudaharaad Ka Qarxay Boorama Maleeshiyaadka Somaliland Oo Xidhay Nimcaan Hilaac,
- Dec 16, 2017
Waxaa Magaalada Boorama Maanta ka dhacay Mudaharaad balaadhan Oo Shacabka Magaalada Boorama iyo Maleeshiyaadka ...