dahabshiil
Loading...

Daawo Video::Sir Culus Cali khaliif iyo Kooxdiisa Oo Labo Qodob Kaamka Gocondhaale Ugu Meereysanaya

Kooxda Cali khaliif   Ayaa dhawaanahan Kaamka Barakacayaasha Gocondhaale Kawaday Mashruuc labo Waji ah oo Wajigiisa koobaad u Bilaabay Horgal caano-nuug Mr Rashka  oo Ah Horgalka ku Xigenka Horgal cali khaliif Galaydh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kooxdan Ushaqaysa Maamulka SNM Ayaa Xoogay dhaqaalo ah SNM Ka Soo Qaatay Shilimaadkaasi oo lagu Bilaabay mashruucan.

 

Qorshaha Mashruucan ayaa ah Kow in Laga muuqdo Warbaahinta Igu sawir.Wajiga labaad ayaa ah Mid Dhaqaale Looga Urursanaayo dadka Islamarkaana qaab Tuugsi ah loogu shaqaysanaayo shacabka barakacayaasha ah Maadaba  Kooxdan Xiligan aysan haysan Cid Ka caawisa Dhaqaalaha ay Masruufan lahaayen.

 

Mashruucan waxaa ka qeyb noqday cali khaliif galaydh Kadib markii sadex jeer oo hore Uu Horgal caano-nuug Igu sawirtii Waxba ku keeni waayay.

 

Caruurta oo Kor Loo Qaado iyo Qeylada War soo caawiyay dadkan waa Shaqada Cusub ee kooxdani hada ka dhiganaso Nolol maalmeedkooda Caadiga ah.

 

Waxaa yaab leh Sanadbay daganaayen kaamkaasi dadkaasi caawimada iyo Kor uqaadqaadka caruurtu Muxuu yahay!!!

Loading...

Deg Deg Daawo Video:::Qorshaha Ethopia Ay Ugu Yeedhay Madaxda Puntland Iyo Somaliland
- Jan 17, 2018
Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya go’aanka Dowladda Itoobiya ay ugu yeedhay Madaxweynayaasha ...
War Deg Deg Ah:C/wali Gaas Oo Hada Ka Degay Caasimada Galmudug.
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb,halkaas oo ...
Deg Deg Daawo Video:Waraysi Xiiso Badan Abwaan Reer Buuhoodle Ah.
- Jan 17, 2018

Safarka Farmaajo ka dib, malaga maarmayaa ciidammada ajaaniibta ah?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar ...
Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...