dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Diyaarad Maraykan Leeyahay Oo Ku Soo Dhacday Muqdisho.

Muqdisho{Khaatumonews]Mid ka mid ah dayuuradaha wax basaasa ee aan duuliyaha laheyn, loona yaqaano Drones-ka ayaa ku dhacday degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

 

Dayuuradan oo ay leeyihiin ciidamada Maraykanka ayaa la sheegay iney howlo basaasnimo ah waday.

 

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dayuuradan ku dhacday dhul banaan oo ku yaalla agagaarka xaafada Ceymiska ayna khasaare aan sidaas u buurneyn gaarsiisay guryo jiingado ka sameysan oo halkaas ku yaalla.

 

Wararku waxay sheegayaan in goobta dayuuradaas ay ku dhacday ay gaareen ciidamada dowladda oo halkaas ka soo qaaday burburka dayuurada.

 

Ma ahan markii ugu horeysay ee dayuurad ka mid ah kuwa basaasa ee aan duuliyaha laheyn ay ku soo dhacdo xaafado ka tirsan Muqdisho.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Burco Oo Ay Shir Ku Qabten Salaadiinta Habar yoonis oo Dhaar Ku Maray In Uusan Muuse U Talin.
- Nov 16, 2017
Waxaa Magaalada Burco Shir Ku Qabtay salaadiinta Beesha habar yoonis oo Ka digay Boob ...
Deg Deg Daawo Video:Guddiga Kumishinka SNM Oo Hada War Deg deg Ah Soo Saaray kadib Dhawaaqi Cabdiraxmaan Cirro.
- Nov 16, 2017
Waxaa hada Magaalada Hargeisa Shir ku qabtay Guddiga Kumishinka doorashada maamulka SNM Oo ka ...
Deg Deg Daawo Video:Ceerigaabo Ay Ka Qaraxday iyo Isimada Habar yoonis Oo Dagaal Ku Dhawaaqay
- Nov 16, 2017
7:00 fiidnimo ee caawa ayaa waxa magaalada Ceerigaabo Kabilawday Muddaharaad Waxana Waddooyinka Waaweyn isugusoo ...
War Deg Deg ah Daawo Video::Cabdiraxmaan Ciro Cadhaysan Oo Hada Saxaafada La Hadlay
- Nov 16, 2017
Musharaxa Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland Cabdiraxmaan   Ciro ayaa goordhaweyd saxaafada la hadlay isagoona ...
War Deg Deg Daawo Video:Habar yoonis Oo Ku Dhawaaqday Wadani-land iyo Xaalada Burco Wali Kacsan
- Nov 16, 2017
Waxaa Wali Magaalada Burco uu Ka socdo Dagaal Udhexeeya Maleeshiyaad Daacad u ah Xisbiga ...