dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Maleeshiyaad Isku Xeeray Hotel Cali khaliif Dagan yahay.

Buuhoodle{Khaatumonews}{Wararka naga soo gaadhaya buuhoodle ayaa sheegaya in ciidan gadoodsan oo ka tirsan kuwa uu horey ugu balan qaaday cali khaliif mushaharaad ay la wareegeen hotel cabdi gurey kuwaa oo ku doodayay inay ka doonayaan cali khaliif mushaharkii uu horey ugu balan-qaaday

 

Maleeshiyaadkan ayaa ah kuwa tiro 50 tameeye ah ,waxayna kala xidheen wadada hormarta hotelka iyo magaalada buuhoodle inteeda kale sida ay Khaatumonews u xaqiijiyeen goob-joogayaal ku sugan magaalada buuhoodle.

 

Sidoo kale Maleeshiyaadkan gadoodsan ayaa diiday in la galo ama laga soo baxo hotel cabdi gurey buuhoodle ,waxayna sheegeen iney ka gadoodsan yihiin mushaarkooda oo aanay helin tan iyo markii uu sawirka la galay cali khaliif oo horey u sheegay inay u raadinayo mushaharaad bilo ah.

 

Xubno kamid ah cuqaasha gobolka cayn ayaa hadda ku guuleystay in Maleeshiyaadka meesha ka kaxeeyaan oo ay ku celiyaan goobihii ay ka yimaadeen.

 

Cali khaliif iyo Kooxda yar ku xidhan Hotel cabdi Guray Ayaa Hore Mleeshiyaadkan sawiro Ula galay iyadoo Lagu IIbinayo Wadahadalka Ay kual jiran SNM Balse Wax Mushahaar ah aan Cidi U hayn.

Loading...

Daawo Video:Beesha Jareer Weyne oo Sheekh Shibili ugu baaqday inuu ka toobad keeno dambiga uu qoomiyadaan ka galay
- Sep 19, 2017
Beesha Jareer Weyne ayaa baaq deg deg ah u dirtay Sheek Shibili oo dhawaan ...
Daawo sawiro:Dhacdo::Nin Ganacsade ah oo guursaday 120 Xaas iyo sida ay ku dhacday !!
- Sep 19, 2017
Godadlenimada waa sharci-darro gudaha dalka Thailand, hayeeshe taasi kama joogsan Casanova inuu 120 xaasas ...
War Deg Deg Ah Dhagayso:Maraykanka Oo Si Yaab leh Uga Hadlay Somalida Lagu Xasuuqay Itoobiya.
- Sep 19, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baarto 55 qof oo la sheegay ...
War Deg Deg Ah:Maxkamada Gaalkacayo Oo La hor keenay Ninkii Ku Gafay Nabi Maxamed S.C.W. iyo Go aan Maxkamdu Soo saartay maanta.
- Sep 19, 2017
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in ...
Deg Deg::Haweenayda Madaxweynaha ka ah Wadanka Islaamka lagu xasuqaayo Oo War yaab leh soo saartay.
- Sep 19, 2017
Hogaamiyaha dalka Myanmar, Aung San Suu Kyi ayaa sheegtay "in aysan ka baqaynin cambaaraynta ...