dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah::Muuse Garaad Soofe Oo Beeniyay War Ay Ka Fidiyen Kooxda Nafla-caariga ah ee cali khaliif.

Buuhoodle{Khaatumonews}: Muuse Garaad Abdilaahi Garaad Soofe oo Goor Dhawayd La Hadlay Warbaahinta Kula Hadlay Buuhoodle Ayaa Beeniyey inuu Taageersan Yahay Kooxda cali khaliif ee SNM.

 

Dhinaca kale waxaa Uu Meesha Ka saaray in Uu Ka soo Horjeedo Garaad C/risaaq Garaad Soofe Garaadka Guud ee Beesha Ahmed Garaad .

 

Kooxda Fashilantay Ee SMM U Ah Dilaalinta una Horbodaayo Cali khaliif Galaydh Ayaa Bilowday Dhawaan in ay sawirka Muuse Garaad Abdilaahi Garaad Soofe,  Saaran Cod ay leeyihiin waa Muuse Garaad Abdilaahi Garaad Soofe  Oo Nagu taageersan SNM nimada islamarkaana Ka soo Jor jeeda Garaad cabdirisaaq garaad Soofe.

 

Hadalka yaabka Leh ee Kooxda Burburka Khaatumo iyo Dhulbahante u xaydan ee ay Ka faafiyen Muuse Garaad Abdilaahi Garaad Soofe  Ayaa ahaa in uu U sharaxan yahay garaadka Beesha Axmed garaad Muuse.

Goordhow Lasoco Muqaalka Warkan

Loading...

DAAWO;-Waxgaradka Gadabuursi Sheegay Inay katashanayaan Somaliland Hadii Kulmiye Soonoqdo
- Nov 19, 2017
Waxgaradka Gadabuursi Sheegay Inay katashanayaan Somaliland Hadii Kulmiye Soonoqdo HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA
Shacabka khaatumo Ee laascaanood oo Loo Heshiiiyay.
- Nov 18, 2017
Laascaanood{khaatumonews}Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa mudooyinkan danbe waxay ahayd magaalo horumar baaxad ...
DEG-DEG: DAAWO: General Moorgan oo muuqaal iskasoo duubay, sheegayna inuu nool yahay.
- Nov 18, 2017
General Maxamed Xirsi Moorgan ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu faafiyay facebook oo ...
Daawo sawiro:Qurux Badan Laga Soo Qaaday Deegaan Gobolka Sool Kamid ah.
- Nov 18, 2017
Dhulweynaha Khaatumo ayaa ah mid caanku ah buuraha Cariska iyo Dhirka isku Ladhan badankiisu ...
DEG DEG DAAWO;-Baarlamaanka Somaliya Oo Dhiibisti Qalbi Dhagax Go,aan Adag kaqaatay Khayre Iyo farmaajo FariinUdiray
- Nov 18, 2017
Guddiga dhawaan loo xilsaaray iney ka soo talo bixiyaan qaabka loo dhiibay Qalbi dhagax ...