dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah Ciidamo Oromo ah oo Aargoosi ku Xasuuqay Soomaali badan

13 Rag ah oo Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar Ciidamo ka tirsan Dowlad Degaanka Oromada Itoobiya ay ku qaadeen Ganacsato Soomaali ah

 

Weerarkan ayaa ka dhacay degaanka Hawadaay oo ka tirsan dhulka Oromada Itoobiya,waxaana falkaani la sheegay in uu yahay mid aargoosi ah oo ay Oromada u geysteen Soomaalida Itoobiya.

 

Sanadihii la soo dhaafay waxaa jiray dagaal u dhaxeeyay dowlad Degaanka Oromada Itoobiya iyo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya,iyada oo ay dad badan ku dhinteen.

 

in ka badan 500 Qof ayey iska dileen Ciidamada labada dhinac oo sidoo kalena aan deyneyn dadka rayidka ah,waxaana Sanadkan billowgisii labada dhinac ay heshiis ka gaareen dagallada u dhaxeeyay.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Ex Wasiir Gacma yare Oo Waraysi Xaasaasi ah Bixiyay.
- Nov 19, 2017
Wasiirkii Hore Warfaafinta Dawlada Khaatumo Axmed Gacma yare ayaa waraysi Dheer oo taabanaya Dhinacyo ...
Deg Deg Daawo Video::Cabdiraxmaan Cirro Oo yidhi”Laguma Dhawaaqi Karo Natiijo Inta Tabashada La Dhameynaayo’
- Nov 19, 2017
Musharaxa madaxweyne ee maamul Beeleedka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo BBC Siiyay maanta waraysi ayaa ...
Daawo Video:Wasir Sahro Khaatumo’Hadaanu Nahay Reer Khaatumo Somalia Biriishka Isku Xidhan nahay Aniga Wax laga iga weydiinaya Waqooyi iyo Koonfur’
- Nov 19, 2017
Sahro cali Dheere Sahro khaatumo oo kamid ahayd wasiirada Dhawaan uu magacaabay madaxweynaha khaatumo ...
Daawo Video:Siilaanyo Qiray In Sool,Sanaag.Cayn Aysan Kawada Dhicin Doorashada Maamulka SNM.
- Nov 19, 2017

XOG Dheeraad Ah: Loolanka Telesom iyo Dahabshiil Oo Galay Gobolada Khaatumo.
- Nov 19, 2017
Dagaaalka u dhaxeeya Shirkadaha Dhahabshiil iyo TELESOM oo galay gobolada Sool iyo Cayn , ...