dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Dayaxii Oo Madoobaday Caawa.

Waxaa Caawa Guud Ahaan Soomaaliya Laga Dareemay Hal Mar Dayax Madoobaad .

Masaajida Ayaa laga Oogay salaado waxaana dadka Islaamka Ahi Xiligan oo ay Saacadu tahay Gees Afrika Bari 1:46Am  Ay Tukanayan salaado Sunne ah.

HALKAN KA DAAWO LIVE

Waa Markii Labaad oo Mudo Laba Bil oo Isku Xiga Uu Dhaco Dayax Madoobaad.

Bishii 8 Deedaad ayay ahayd Todobadeedii Markii uu Sidan oo kale Dayax Madobad Xili Fiidnimo ah u Dhacay.

Ilaahay khaatumada Khayr ha inoogu Khatimo.

Loading...

Deg Deg Daawo sawiro:Ra’iisal Wasaare Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga Kulmay Maxayse Kawada Hadlen?
- Sep 20, 2017
New York {Khaatumo News}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulamo ...
Deg Deg Daawo Video::Shiekh Shibli Oo Raali Galiyay Beesha Jareer,
- Sep 20, 2017
Sheikh Shibli Ayaa Raali Galin Ka Bixiyay  Hadal Qeyb kamid ah Beelaha Soomaaliyeed Dhibsaden ...
Deg Deg Daawo Video:Burco Dhaawaca Lix Ruux iyo Hal Dhimasho Ah Faahfaahin….
- Sep 20, 2017
Burco{Khaatumonews}Waxaa Magaalada Buro Goordhaweyd ka dhacay Shil aad u naxdin Badan oo Sababay Dhimashada ...
Daawo Video:Cudurka Alibinoska Nin Qaba Oo Ka Hadlay Dhibta Soomaalidu Ku Hayso
- Sep 20, 2017
Eryal Tv Ayaa Warbixin Ka Diyaariyay Mid kamid ah Dadka qaba xanuunka Alibinoska oo ...
Daawo Video:Wax kabaro Dalka Jayna Hadad Maqashay Oo kaliya Warbixin Kooban.
- Sep 20, 2017
Waxaanu Halkan idiin Ku Soo Bandhigayna Macluumaad kooban oo looga Hadlaayo  Waa kuma dalka ...