dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Cabdixakiim Camey Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Puntland Ah Oo Taageeray Dhiibista Qalbi Dhagax.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland.

Camey Ayaa maanta xilka ka qaaday Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda kadib markii uu shalay ka hadlay dhibistii Cabdikariim Qalbi Dhagax oo uu taageeray masuulka maanta xilka laga qaaday

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Dhimasho Reer Boorama Oo Isku Dilay kala Taageerida Muuse Biixi iyo cabdiraxmaan Ciro
- Sep 21, 2017
Degmada Dilla ee Gobolka awdal maanta waxaa ka dhacday Dhacdo aad u fool Xun ...
Daawo Video:Faysal Cali Waraabe Oo Budhcad iyo Tuug Ku Sheegay wasiirada Maamulka Somaliland.
- Sep 21, 2017
Faysal cali waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee maamulka Somaliland Ayaa Weerar Ku Qaaday Wasiirada ...
Deg Deg:Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo Madaxweyne Ku xigeenka oo Khilaafay Go aankii Xaaf ee Taageerida Xulufada Sucuudiga
- Sep 21, 2017
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey), Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Guddoomiye ku xigeenka ...
Fashil::Maamulada Puntland, Galmudug, Hirshabelle iyo K/galbeed Oo Taageeradii Xulufada Sucuudiga kala Kulmay Waji Gabax
- Sep 21, 2017
Maamullada Puntland Galmudug, Hirshabelle iyo K/galbeed ayaa ku fashilmay qorshe ay ku taageereen xulufada ...
Deg Deg:Hogaamiyaha Ahlu Sunna Oo Fariin u Diray Xildhibaanada.
- Sep 21, 2017
Hogaamiyaha Maamulka Ahlu sunada Gobolada dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka hadlayay kulan ...