dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Barlamaanka Soomaaliya Oo Meel Iska Saaray Xiisada Qalbi Dhagax+Natiijada Kulankii Maanta

Dood Adag oo ay ka yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo dhaamaatay , waxaana Xildhibaanada ay sheegeen in Guddi loo saaray Arinta Qalbi Dhagax.

Xildhibaanada qaarkood ayaa dooda Baarlamaanka ka sheegay in wareejinta Qalbi Dhagax ay aheyd Sharci daro.

Sidoo kale Xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay Golaha Wasiiradda Go’aankii ay qaateen in uu sax ahaa.

Gabagabadii kulanka ayaa gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Jawaari uu sheegay in Guddi loo saaray Arinta Qalbi Dhagax.
Guddiga ayaa soo turxaa bixin doona arinta Qalbi Dhagax sida uu shaaciyay Gudoomiye Jawaari.

 

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo lagu wareejiyay dowladda Itoobiya ayaa dood ka dhexdhaliyay Xukuumadda iyo sidoo kale Baarlamaanka Soomaaliya.

Loading...

Deg Deg:Hogaamiyaha Ahlu Sunna Oo Fariin u Diray Xildhibaanada.
- Sep 21, 2017
Hogaamiyaha Maamulka Ahlu sunada Gobolada dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka hadlayay kulan ...
Deg Deg::Waa Kuma Ku Xigeenka Faysal cali waraabe Ee Xisbiga Ucid ??Akhriso Magaciisa
- Sep 21, 2017
War lagu kalsoon yahay oo Khaatumonews soo gaadhay ayaa cadeeyay in Baashe Cali Jaamac ...
Daawo::Somaliland Oo Cali khaliif Ka Gaadhay Qorshihii Ay ka Laheyd Warbixin .
- Sep 21, 2017
Waxaa in Mudo ah Maamulka Somaliland Wadahadalo  Aan Dhab ka Ahayn oo lagu Fashilinaayo ...
Daawo Video:Filim Kartoon Laga Sameeyay Dadka Xooluhu Ka Dhamaaden Ee Magaalooyinka Soo Galay Loona yaqaan{ISDABAR}
- Sep 21, 2017
Shabakadda Khaatumo News waxaa Ay Halkan Idiin Ku Soo Bandhigaysa Muqaal aad u Qosol ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Iiraan Oo U jawaabay Donald Trump. Kuna Sheegay jaahil.
- Sep 21, 2017
Madaxweynaha Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa khudbad uu ka jeediyay Qaramada Midoobay waxa uu si ...