dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Shir Caynaba Ee SNM iyo Kooxda cali Dhulka la dhacay.

Laascaanood{khaatumonews}Shacabka laascaanood Ayaa diidey Siyaasada Cali Khaliif Ee wada Hadalada Maamulka SNM Uu kula Jiro,waxayna Ku Tilmaameen In wada Hadalada Laga Leexiyey Sida Saxda Ahaa,Iyadoo Beesha Isaq haysato inta Badan Dhulka khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay Sheegeen Shacabku inay wada Hadaladaasi Ku wanag sanayeen In garaaadada Iyo Iisimada Loo daayo lakin Siyaasi dano Gaar leh Uusan ka Gaarayn Go’aan Mustaqbalka Goboladaasi.

Loading...

Deg Deg Daawo Video::Kooxda Wadani Caawa ka Jawaabtay Hadal Uga yimid Kooxda Kulmiye.
- Nov 15, 2017
https://youtu.be/-khdeErI9OM
Deg Deg::Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo Xabsi Guri la Geliyay
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha ugu waqtiga dheer xilligan qaaradda Afrika ayaa gurigiisa lagu xayiray kadib markii ay ...
Deg Deg Daawo Video:Haweenay Lagu Xidhay kooxda Wadani Ka Hadashay Sida Wax U Dhecen.
- Nov 15, 2017
Haweenay kamid ahayd Kooxda Cabdiraxmaan ciro Oo lagu xidhay Duleedka Gabiley Ayaa ka hadashay ...
Deg Deg Daawo Video::Puntland ka Hadashay Doorashada SNM iyo Dhulka Warsangali Siday uga Hor Istaagen.
- Nov 15, 2017
Axmed Cabdilaahi Dawlad Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Oo Ku Soo Laabtay Magaalada  Garoowe Ayaa ...
Deg Deg Daawo Video:Afhayeenka Khaatumo Oo Si Yaab leh Uga Hadlay Doorashada SNM.
- Nov 15, 2017
Faysal Cali Mas Afhayeenka jaaliyadaha Khaatumo ee wadanka Imaaraadka oo warhaabinta goordhaweyd kala hadlay ...