dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Barlamaanka Khaatumo Dastuurka Ka Saaray Qodobka 64 Afraad ee Wadahadalka,

Barlamaanka dawlada Khaatumo ayaa in Mudo ahba waxaa ay Dood Dheer kalahaayen Qodobka Β 64 afraad Oo ku suntan wadahadal lala furo Dhinacyada Β Khaatumo ay iska Soo hor jeedan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha Barlamaanka Khaatumo cabdilaahi Jamaac Xirsi {Baydhabo} Oo Kulanka Barlamaanka Ka hadlay ayaa yidhi“Barlamaanku waxaa uu meesha ka saaray Β Qodobka Β 64 afraad Ee wada xaajoodka waxaana uu Ansixiyay in aan wadahadal lala Furi karin SNM Waxay kalo cadeeyen Midnimada Somalia in ay Muqadas tahay”

Loading...

Daawo Video:Heesta Sanadka Gobaad iyo Safwan Oo Hada Dabka Ka Soo Qaaday..
- Nov 18, 2017

Deg Deg::Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo ku Wada Sugan Magaalada Nairobi
- Nov 18, 2017
Warar laga helayo Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya ayaa sheegaya in Halkaasi ku suganyihiin ...
Askari Calooshiisa Laga Helay Gooryaankii Ugu Weynaa Aduunka.
- Nov 18, 2017
Dhakhaatiirta daweynaya askari ka soo baxsaday Kuuriyada Waqooyi ayaa warbaahinta u sheegay in ay ...
DEG DEG DAAWO:-Siilaanyo Oo Kahadlay rabshadaha ka dhacay Hargaysa Iyo Burco Arimo Xaasaasi ah.
- Nov 17, 2017
Madaxweyanaha uU xilka Ka Dhamaaday Ee Soomaliland Silaanyo Ayaa war kasoo saaray Xiisada Ka ...
War Deg Deg Daawo Video:Dhawaqa Rasaas Oo Isku Baxay Nayroobi iyo Khasaarae Baaxad leh Oo Ka Dhashay.
- Nov 17, 2017
Isku dhacyo rabshada wata aya dhexmaray taagerayaal careysan iyo ciidamada booliska Kenya kadib markii ...