dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Axmed Ismacil Samatar Oo ka Hadlay Arrinta Qalbi Dhagax Kuna sheegey Farmaajo iyo Khayre Kuwo Xidhan Dhar Ka Waaweyn.

Prof Axmed Ismaacil Samatar Ayaa markii Ugu Horeesay Waxaa uu Ka Hadlay Dhiibista Sarkaalkii ONLF  Ee Loo Gacan Galiyay Dawlada Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed ismaacil samatar oo ka hadlaaya arrinkaasi ayaa Ku bilaabay’”Qof Soomali ah in Loo Dhiibo wadan kale waxaan u Arka wax Fool Xun oo meel ku Dhac ku ah umada iyo dalka iyo Taariikh-Daba Madaxweynaha iyo ra iisal wasaaruhuba waxay Xidhen Dharka waaweyn”

Loading...

Daawo Video::Maxaad kala socotaa heesta sannadkan ka shidan gudaha Soomaaliya
- Sep 20, 2017
Hees aad u macaan oo loogu luuqeynahao afka "Maay-maayga" ayaa muddooyinkan dambe waxa ay ...
Deg Deg:Gabadh 3 Berri Nin ku Heystay Hotel ku Yaal Muqdihsom Oo Dabaq iska soo tuurtay Maanta
- Sep 20, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Sida ay xaqiijiyeen dad Goob joogayaal ah iyo shaqaalaha Hotelka Nasiye ee ku yaalo ...
Daawo:Soomaali Sameeyay Mobel Casri Ah Oo Suuqyada caalamka Soo jiitay.
- Sep 20, 2017
17-sano jir Soomali Kanadiyan ah ayaa sameeyay taleefoon casri ah ka dib markii hooyadii ...
Deg Deg Dhagayso:Dawladda Soomaaliya Oo Beenisay In loo diiday Codkii ay ku laheyd Shirka Golaha Guud ee QM.
- Sep 20, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabtay Wararka sheegaya in loo diiday Codkii ...
DEG DEG DAAWO:-soomaaliya Oo Laga Ganaaxay Shirka Qaramada Midoobe Iyadoo Aan wax cod ah ka dhiiban karin….
- Sep 20, 2017
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa sheegay in afar dal oo ay ...