dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo sawiro:Mudaharaad Ruxay Magaalada Muqdisho.

Waxaa goordhaw banaan bax aad ay ka qeyb qaadanayaan boqolaal dadweyne ah ka bilowday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho, banaan baxan ayaana ah mid lagu taageerayo Xukuumada Soomaaliya.

Dadka banaan baxa dhigaya ayaa socod ku maraya Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana dibad baxayaasha wataan boorar ay ku qoran yihiin ereyo ay ku taageerayaan Xukuumada Soomaaliya.

Banaan baxayaasha oo Socod ku maray qeybo kamid ah Wadooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan Laamiga Maka Al Mukarama waxa ay sidoo kale socod ku marayeen xaafadaha qaar si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan Xukuumada.

Dad is xilqaamay oo taageersan Xukuumada ayaa soo abaabulay banaan baxan lagu taageerayo Xukuumada Kheyre, waxaana dadka gaadiid loga soo qaadayay Degmooyinka gobolka si ay u muujiyaan taageerada ay Xukuumada u hayaan.

Amaanka Laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan halka ay banaan baxyadu ka socdaan ayaa la adkeeyay, waxaana la xiray Qaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho si loo adkeeyo amaanka .

Loading...

War Deg Deh Ah::Madaxweynaha Khaatumo Oo Wasiiro Horudhac Ah Ku Dhawaaqay.
- Nov 14, 2017
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo cabdul caga-lule ayaa ku Dhawaaqaya Qeyb kamid ah Golaha Wasiirada dawladda ...
Deg Deg:Xiisad Ka Aloosan Burco iyo Maleeshiyaadkii Ugu Badnaa Oo La Keenay Sababta.
- Nov 14, 2017
Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa lasoo Dhoobay Boqolaal kamid ah Maleeshiyaadka Maamul ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Sheegtay In Uusan Cali khaliif Waxba Ku Soo kordhin{Waraysi Lataliyaha Siilaanyo Cabdinaasir Abshir.
- Nov 14, 2017
Cabdinaasir Garaad Abshir Oo maamul Beeleedka Somalialnd ugu magacaaban Lataliyaha Siilaanyo ayaa Ka hadlay ...
Deg Deg Daawo Video::Maamul Beeleedka Somaliland Oo Ka Hadlay Weerar Puntland Ku Soo Qaaday Ceegaag.
- Nov 14, 2017
Xubno kamid Ah Maaamul Beeleedka Somaliland kana soo jeeda Deegaanka Ceegaag ee Gobolka cayn ...
DAAAWO:-Komishinka Doorashada Somaliland Oo Cabsi Weyn KaMuujiyay doorashada Iyo Natiijo hordhac
- Nov 14, 2017
Gudiga Komishinka Maleeshiyada Snm Ayaa warbaahinta Kula hadalay magaalada hargaysa iyagoo Cabsi badan Ayka ...