dahabshiil
Loading...

Daawo Video:Ku Xigeenkii Cali khliif Oo LONODN Galay iyo Jaaliyadda Khaatumo Oo Dhabar Ujeedisay

Waxaa Magaalada London Gaadhay Ku xigeenkii Garabka Cali khaliif Galaydh Mr caananuug oo Dhawaan Kooxda cali Hogaminaayo Ku Doorten Gudaha Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ina caananuug oo ka dhoofay madaarka Hargeisa Siina maray magaalada Dubay ayaa Ugu danbayntii Ku laabtay Magaalada London oo ah halkii Uu hore u Dagana.

jaaliyadda Khaatumo Aya Dhabarka u jeedisay ina naacanuug waxaana Garoonka kaga Hor tahay Afar Isku Jifo Ah oo qaab qabiilaysan Usoo Dhaweeyay.

Loading...

War Deg Deg Ah::: Itoobiya oo ku dhegan Jawaari & si deg deg ah oo looga yeeray Adis-ababa
- Sep 20, 2017
Sida lagu daabacay Website-ka Africanews,Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa la qorsheynayaa in ...
Daawo Video::Maxaad kala socotaa heesta sannadkan ka shidan gudaha Soomaaliya
- Sep 20, 2017
Hees aad u macaan oo loogu luuqeynahao afka "Maay-maayga" ayaa muddooyinkan dambe waxa ay ...
Deg Deg:Gabadh 3 Berri Nin ku Heystay Hotel ku Yaal Muqdihsom Oo Dabaq iska soo tuurtay Maanta
- Sep 20, 2017
Muqdisho{khaatumonews}Sida ay xaqiijiyeen dad Goob joogayaal ah iyo shaqaalaha Hotelka Nasiye ee ku yaalo ...
Daawo:Soomaali Sameeyay Mobel Casri Ah Oo Suuqyada caalamka Soo jiitay.
- Sep 20, 2017
17-sano jir Soomali Kanadiyan ah ayaa sameeyay taleefoon casri ah ka dib markii hooyadii ...
Deg Deg Dhagayso:Dawladda Soomaaliya Oo Beenisay In loo diiday Codkii ay ku laheyd Shirka Golaha Guud ee QM.
- Sep 20, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu jawaabtay Wararka sheegaya in loo diiday Codkii ...