dahabshiil
Loading...

Daawo sawiro:Kooxdii SNM Ee cali Khaliif Hogaanka Uhayay Oo Maanta Ku Shiraya Cabdi Guray Hotel Buuhoodle

Waxaa Maanta Shir ku leh Hotelka ay Buuhoodle Ka Dagan yihiin Kooxda SNM ee Dilaalinta ka ah Deegaanka Khaatumo.

Kooxdan SNM Ee U xil saaran iibinta Deegaanka Khaatumo Hadii ay u Suurto gasho ayaa Kulankii ugu danbeeyay ee Ay Deegaanka Ku qabtan maanta ku leh Hotel cabdi Guray.

Cali khaliif ayaa tuulooyin Dhawr ah isaga Keenay Odayaashi Abaartu ka dhamaysay Xoolaha kaaso u kaxeen Doona Burco si uu Beesha isaaq Uga iibiyo Una dhaho kuwan ayaa Matala Dhulbahante oo wax Idinla Qeybsanaya.

Shir Gogol xaadh u ah Shirka Burco looguna Diyaar garoobaayo Ayaa Cali khaliif Hada Ka qaban qaabinaya Gudaha Buuhoodle.

Waxase waji Gabax Ah in cali khaliif uusan hayn hal caaqil oo Layaqaan hal Isim iyo hal Siyasi oo Magac leh,kaliyana waxa uu Isugu keenay Hotelka ay tahay dad masaakin ah oo 50 Dollar Loo wada Diray.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Guddiga Kumishinka SNM Oo Hada War Deg deg Ah Soo Saaray kadib Dhawaaqi Cabdiraxmaan Cirro.
- Nov 16, 2017
Waxaa hada Magaalada Hargeisa Shir ku qabtay Guddiga Kumishinka doorashada maamulka SNM Oo ka ...
Deg Deg Daawo Video:Ceerigaabo Ay Ka Qaraxday iyo Isimada Habar yoonis Oo Dagaal Ku Dhawaaqay
- Nov 16, 2017
7:00 fiidnimo ee caawa ayaa waxa magaalada Ceerigaabo Kabilawday Muddaharaad Waxana Waddooyinka Waaweyn isugusoo ...
War Deg Deg ah Daawo Video::Cabdiraxmaan Ciro Cadhaysan Oo Hada Saxaafada La Hadlay
- Nov 16, 2017
Musharaxa Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland Cabdiraxmaan   Ciro ayaa goordhaweyd saxaafada la hadlay isagoona ...
War Deg Deg Daawo Video:Habar yoonis Oo Ku Dhawaaqday Wadani-land iyo Xaalada Burco Wali Kacsan
- Nov 16, 2017
Waxaa Wali Magaalada Burco uu Ka socdo Dagaal Udhexeeya Maleeshiyaad Daacad u ah Xisbiga ...
War Deg Deg Ah:Dagaal Ka Socda magaalada Burco.
- Nov 16, 2017
Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa Goordhaweyd waxaa ka Qarxay dagaal U dhexeeya ...