dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Saraakil Alshabab Ka Soo Goostay Oo Isku Dhiibay Dawlada.

Wararka naga soo Gaadhaya degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegaya in Labo Sarkaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmadaasi sida ay xaqiijiyeen maamulka.

Gudoomiyaha degmada Qansaxdheere Aadan Cabdi Qooqane ayaa sheegay in maamulka degmada ay ka shaqeeyeen sidii ay iskusoo dhiibi lahaayeen xubnahaasi.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in hadda labadaasi nin ay ku sugan yihiin degmada Qansaxdheere.

Waxaa tilmaamay in ay u gudbin doonaan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Loading...

Deg Deg::Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo Xabsi Guri la Geliyay
- Nov 15, 2017
Madaxweynaha ugu waqtiga dheer xilligan qaaradda Afrika ayaa gurigiisa lagu xayiray kadib markii ay ...
Deg Deg Daawo Video:Haweenay Lagu Xidhay kooxda Wadani Ka Hadashay Sida Wax U Dhecen.
- Nov 15, 2017
Haweenay kamid ahayd Kooxda Cabdiraxmaan ciro Oo lagu xidhay Duleedka Gabiley Ayaa ka hadashay ...
Deg Deg Daawo Video::Puntland ka Hadashay Doorashada SNM iyo Dhulka Warsangali Siday uga Hor Istaagen.
- Nov 15, 2017
Axmed Cabdilaahi Dawlad Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Oo Ku Soo Laabtay Magaalada  Garoowe Ayaa ...
Deg Deg Daawo Video:Afhayeenka Khaatumo Oo Si Yaab leh Uga Hadlay Doorashada SNM.
- Nov 15, 2017
Faysal Cali Mas Afhayeenka jaaliyadaha Khaatumo ee wadanka Imaaraadka oo warhaabinta goordhaweyd kala hadlay ...
Deg Deg Daawo Video:kooxda Muuse Biixi Oo Sheegtay In Ay Iyagu Guusha Sitan.Xili kooxda Ciro U Dabaaldagayso Inay Guuleesten.
- Nov 15, 2017
Magaalooyiinka Hargeisa,Burco iyo Berbera waxaa ka taagan Hada Xiisad iyo Dabaaldagyo kala duwan oo ...